Sign in to follow this  
malistar2012

Faarax Macalin turns qabilst VS Mogadishu

Recommended Posts

Confused Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin states Alshabab is Fake it does not exist ?

 

 

After the Fail project of Kenyan Gov in Jubba Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Frustrated accused the Gov in Mogadishu to be one clan plus they are after the Kismaayo Port Airport ...lol

 

Why does a citizen and Gov official of Kenyan Care about Port and airport of Kismaayo ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farax macalin is a good man he cares about Kismayo because his kin live there Jubba territories were once part of British east africa, before handed over to the Italians had that never happened Jubba people would be Kenyans today similar as Farax. SFG is dominated by one clan he has a point but its still doesn't make it less legitimate. Uhuros government is also dominated by the Kikuyus

Share this post


Link to post
Share on other sites

gu21.jpg

 

Guddoomiyaha Isbahaysiga Nabadda Soomaaliyeed, C/llaahi

Sheekh Xasan Cali ayaa si kulul u naqdiyey hadal qadaf ahaa oo uu Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka dalka Kenya, Faarax Macaallin Dawaare ku aflaagaadeeyey beesha H******.

 

C/llaahi Sheekh Xasan oo xalay u waramay Barnaamijka Wareegga Wararka ee 24-ka saacadood ee Idaacadda Dalsan Radio, ayaa ku tilmaamay Faarax Macallin nin dhunsan oo Qowmiyad dhan ku xad-gudbay, wuxuuna ugu baaqay maadaama uu Kenyaati yahay inuu ku mashquulo danaha Kenyaatiga.

“Ma jecli inaan u jawaabo Faarax Macallin, haddana waa aflagaado ka soo baxday nin dhunsan oo dhalasho kale haysta” ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan oo xusuusiyey Farax Macallim inuusan ku mashquulin Qowmiyadaha Soomaalida, maadaama uu isagu Kenyaati yahay.

C/llaahi Sheekh Xasan, waxa kale oo Faarax Macallin kula taliyey inuu ka hadlo Falkii ay Kuukuuyada u geysteen awoowayaashii iyo Ehelladiisa nolosha lagu gubay 80-maadkii iyo Xasuuqii Wargalo.

 

Dhinaca kale, Siyaasi C/llaahi Sheekh Xasan waxa uu Wareysigiisa ku xusay inuusan Faarax Macallim xaalladiisa caadi ahayn tan iyo markii laga qaaday Xilka Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka iyo Kursigii Xildhibaanimo.

“Faarax Macallim waxa uu ku saaqiday Siyaasadda, markii uu Guddoomiye ku xigeenimadda iyo Kursigii Barlamaanka waayey waxa uu noqday qof aan

caadil ahayn” ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faarax is tamed Somali Sijui whose masters are Kenyan Bantus. Waa nin wareersan.

In loo jawaabo maba istaahilo. Let him first sort out if he is Somali or Kenyan Bantu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I think farah is a good man. Some times he he goes over the top. Mr. Malister please bring the full video of his speech. When he was talking about Mogadishu , he was quoting a conversation he had with one of the leaders of jubba. This video is totally selective and out of the main context of his speech.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

gu21.jpg

 

 

C/llaahi Sheekh Xasan

Ma jecli inaan u jawaabo Faarax Macallin
, haddana waa aflagaado ka soo baxday nin dhunsan oo dhalasho kale haysta” ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan oo xusuusiyey Farax Macallim inuusan ku mashquulin Qowmiyadaha Soomaalida, maadaama uu isagu Kenyaati yahay.

C/llaahi Sheekh Xasan, waxa kale oo Faarax Macallin kula taliyey inuu ka hadlo Falkii ay Kuukuuyada u geysteen awoowayaashii iyo Ehelladiisa nolosha lagu gubay 80-maadkii iyo Xasuuqii Wargalo. ............................“Faarax Macallim waxa uu ku saaqiday Siyaasadda, markii uu Guddoomiye ku xigeenimadda iyo Kursigii Barlamaanka waayey waxa uu noqday qof aan

caadil ahayn” ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan.

And start proceedings by stating. Ma jecli inaan u jawaabo Faarax Macallin,. and then he follows it up with a torrent of abuse and personal insults. Very Classy. looooooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this