Sign in to follow this  
SomaliaRising

Puntland Commandos at border to exterminate traitors Soomaalidiidka

Recommended Posts

Puntland oo ciidamada geysay xadduudka ay wadaagan Soomaaliland

Posted on March 21, 2014Raad Raaca, RBC, Wararka

Ciidan

 

Badhan [RBC Radio]Ciidamo kuwa daraawishta ah ayaa la sheegay inay saldhigyo ka sameysteen deegaanno hostaga dhulka ay maamulan Soomaaliland,waxaana ciidamada lugu sifeeyey inay xadidi doonan dhaq-dhaaqyada mas’uuliyinta Soomaaliland ay ugu soo baxayan deegaannada ka tirsan Puntland.

 

Waxaa lugu sheegay ciidamadan inay yihiin kuwo si xooggan u hubaysan oo wata haddana gawaarida dagaalka,waxaana ay farrisimo cusub ka sameysten deegaano ka tirsan gobolka Sanaag, gaar ahaan inta u dhexeysa magaalooyinka Ceerigaabo iyo Badhan ee gobolkaas.

 

Qorshaha Puntland ay halka saldhigyada ciidan ugu sameysay waxaa la sheegay inay qeyb ka tahay adkeynta xadduudka Soomaaliland ay la wadaagan,waxaana jirtay booqasho dad badan oo Puntalnd ah ay carooden inuu dhawaan ku yimid degmada Laas-qoray madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo.

 

Warka ah in ciidamo la geeyey xadduudku,waxaa ay saxaafaddu ka soo xigatay guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon,waxuu cadeeyey in Puntland ciidamo ka tirsan kuwa daraawishta ay geysay deegaannada isku xira Puntland iyo Soomaaliland ee gobolka Sanaag,balse ma jiro war ka madax-banaan guddoomiyaha.

 

 

Puntland Govt gave permission to Commandos to kill every Traitor(SNM) that crosses the border between Maamulka Qarandiidka and Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this