malistar2012 Posted March 12, 2014 Magaalada Muqdisho ee Casimaada wadanka Somalia ayaa markii ugu horaysay mudo 23 sano ah marti galinaysa Bandhig Ganacsiyeed caalamiga. Mogadisho International Trade Show (MITS) wa bandhig ama carwo ganacsiyeed Caalami ah oo ay ka soo qayb galayaan in ka badan 70 Shirkadod oo iskugu jira Shirkado Somali ah iyo kuwa Caalami ah. Ujeedada Bandhig ganacsiyeedkan caalamiga ah ee lagu qabanayo magaalada muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in u yahay mid kor logu qadaayo Ganacsiga Somalia maadama wadanka Somalia uu hada ka soo baxayo burbur dhan walba leh oo 23 ki sano ee ugu danbeyay u ku jira. Sido kale Bandhig Ganacsiyeedkan ayaa waxaa isku baranaya Shirkadaha Somalida ah ee ka shaqeeya Wadanka iyo waliba Shirkado ajaanib ah oo aad u danaynaya ganacsiga Somalia. Bandhigaan ayaa sida ay Sheegeen Masuliyiinta Shirkado Ganacsi qaybtiisa hore noqon doona Khudbado iyo doodo ku adan sida ganacsiga Somalia la garsin karo heer caalami iyo sida ay xiriir jogta ah u yeelan karaan Company yada caalamiga ah iyo kuwa local ka ah. Halka qaybta danbe ee Bandhigaaan Calamaiga ah ay Shirkad kasta soo bandhigi doonto alabaha ay soo saarto oo qimahoodu aad u hooseyo waxaana alabahaasi ka faidaysan doona Shacabka Somaliyeed ee ku dhaqan Caasimada Somalia ee Muqdisho. Qabsoomida Mogadisho International Trade Show (MITS) ayaa waxaay guud ahaan guul u tahay Shacabka Somaliyeed gaar ahaan waxaay guul u tahay Dowlada Somalia ee hada jirta....... Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliaRising Posted March 12, 2014 Bad timing? There is war on the front door. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 12, 2014 Recently build oil reserve in Mogadishu Port Great investment by the Mogadishu Business community . Building our economy creating jobs are significant part of the fight against Terrorist , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted March 12, 2014 <cite> @SomaliaRising said:</cite> Bad timing? There is war on the front door. You can't just freeze everything and not think about the future, becoming a normal functioning city is part of beating the terrorists. Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted March 13, 2014 <cite> @Holac said:</cite> When is this? Blame the poor journalism of today's Nomads...a lot of hype with little substance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 16, 2014 http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=lVmE3wEqVK0 Mogadisho International Trade Show (MITS) Wil take place on 22 April 2014. Quote Share this post Link to post Share on other sites