SomaliaRising Posted March 10, 2014 The irony is that his SNM clan enclave is protectorate of Ethiopians. Jaajuuska u shaqeeya Maamulka SNM oo ahna hoggaamiyaha khawaarijta Al Shabaab oo ka hadlay Howl gallada Ciidamada Ethiopia ay ka billaabeen Gobollada dalka Published on March 10, 2014 by Maalik Som · 46 Comments Muqdisho (Sh M Network)- Jaajuuska Maamulka SNM Sheekh Mukhtaar C/raxmaan ( Abuu Zubeyr ) oo ahna hoggaamiyaha Ururka Al Shabaab ayaa ka hadlay Marxaladda iminka uu dalka ku sugan yahay gaar ahaan Ciidamada Ethiopia ee iminka dhaq dhaqaaqyada Ciidan ka wada qaar ka mid ah Gobollada dalka. SNM Jaajuus Abuu Zubeyr ayaa wacad ku maray in ay Bartilmaamsanayaan Ciidamada Ethiopia iyo dhammaan Ciidamada AMISOM ee dalka ka Howl gala isagoo dhanka kale fariin ugu diray Ciidamadaasi in dalalkooda ay ammaan darri ka dareemi doonaan sida uu hadalka u dhigay. Hadalka SNM Jaajuus ahna hoggaamiyaha khawaarijta Al Shabaab Shaytaan Abuu Zubeyr ayaa imaanaya xilli Ciidamada dowladda iyo Kuwa Ethiopia oo iskaashanaya ay la wareegeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobollada dalka oo horay ay gacanta ugu hayeen Ururka Al Shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10, 2014 There is not a single xabashi soldier in Somaliland there are more than 1000 Xabashis all over Somalia in galguduud gedo hiiraan bay and bakool. Tell me whats the difference between 2007 and today Yey brought Xabashis and this government survives on the same xabashis, or will these xabashis be converted by damuljadiid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted March 11, 2014 Still blaming Somaliland and Siyad Barre for your savageness. Quote Share this post Link to post Share on other sites