Dr_Osman Posted March 6, 2014 Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in ay gacan ka geysato xalinta xasaradda ka taagan Ukraine March 6, 2014 —3 Comments War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa looga hadley xaaladda ka taagan Dalka Ukraine, kadib markii ciidamo taageersan dalka Ruushka ay la wareegeen gacanka Crimea ee dhulka Ukraine. War-saxaafadeedka oo loo qoryey si geesinimo leh ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalku si dhaw xaaladaas ula socoto ishana ugu hayso. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in in ay si xoog badan u taagersan tahay in la dhawro xuduudaha iyo madaxbanaanida Ukraine. Dowladda federaalka ayaa ku baqdey in sida ugu dhakhsiyaha badan loo geeyo Ukraine korjoogayaal la socda xaaladda kuwaas oo ka socda Beesha Caalamka, gaar ahaan Gobolada Bariga iyo Crimea. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Somaliya hoosta ka xariiqeyso haddii ay sii socoto ku xadgudubka madaxbanaanida Ukraine iyo xuduudaheeda in ay khatar ku tahay nabadgeluayada caalamka, taas oo saameyn ku yeelan doonta maqaamka Ruushka uu manta caalamka ka taagan yahay. Haddii aan nahay Soomaali si fiican ayaan u naqaanaa sidii khilaafyada caynkaas oo kale ah loo xaliyo, waana wada hadal si nabadgelyo ah ku dhisan iyo dib u heshiin, waxaana diyaar u nahay in aan gacan ka geysano arrima halkaas ka taagan si loo xaliyo ayaa ugu danbeyntii lagu yiri War-saxaafadeedka. “ We in Somalia know too well the need to resolve all issues of conflict through dialogue and peaceful means of reconciliation, and we are ready to offer our assistance on these issues. War saxaafadeedkan ayaa imaanaya labo maalmood kadib markii madaxweynaha Soomaaliya uu ka guddoomey warqaaha Safiir horey uga shaqeyn jirey Itoobiya oo Ruushku u soo magacaabeen Soomaaliya. Inkasta oo Soomaaliya lagu tilmaami jirey Qaran khasarey kadib markii astaan kasta oo Dowladnimo dhulka la dhigey, Dowladdana ay ugu yeeri jireen midda taagta daren ee sida dhalada ah oo kale ee dhulkeedi ciidamo shisheeye ku waardiyeeyaan ayaa war-saxaafadeedkan muujinayaa muruqa iyo cudduda diblomaasiyadeed ee Dowladdu la soo baxdey marba haddii ay dooneyso in ay gacan ka geysato waxa ka taagan Ukraine. Statement on Ukraine Khalid Yusuf Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 6, 2014 I just had to put up this pic of qoslaye because he is giving all Somalis the prank. I couldn't stop laughing when I read this, nin gurigisa loosoo galay oo ka hadlayo dagaalo europe ka socodo must be the funniest news of the week. What is it this week 6 gobol mamul, turkish citizen head of somalia police, qoslaye trying to mediate between russia and ukraine. C'mon guys it'it's still not april fools day yet, calm down with the jokes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 6, 2014 Is this really true? I saw the statement in English and thought maybe uncle Sam has hand in this What a misplaced priorities. I guess if we put Visa ban on all of the Russians pilots who fly our local airlines, Russia may pull back from Crimea. Just a thought! http://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2014/03/Statement-on-Ukraine.pdf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 6, 2014 this is an example of qoslaye speaking after he finishes damjadiid cambuulo. no sense or purpose whatsoever. he is a mad man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
DoctorKenney Posted March 6, 2014 This has to be some sort of a joke. This can't be real Either that, or Qoslaye is the silliest African Leader to hold office since Idi Amin Dada Quote Share this post Link to post Share on other sites