Dalmar1 Posted March 6, 2014 Warar ay si hoose u heshay Shabakada Alldhacdo ayaa waxay sheegayaan in habeen kahor ay qadka Taleefanka ku wada sheekeesteen madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas iyo dhigiisa Somaliland Axmed Siilaanyo. Waxa ay ka hadleen arimo xasaasi ah oo maalmahaan dambe taagnaa, iyadoona hadalada qaar ay si adag Labada dhinc u dhex mareen. Wararka aynu helnay waxay sheegayaan in arimaha ugu weyn ay ahayd gobalka Sool iyo ciidamada Somaliland ka jooga. Siilaanyo ayaa loo sheegay hadii aanu ciidamadaasi la bixin in wixii uu la kulmo isaga mas’uul ka yahay, waana mid baqdinta keentay. Siilaanyo ayaa ku yiri Gaas “Wixii ad haysaan soo daaya”, waxayna taa keentay in Taleefanka la’isku jaro iyadoo aan wax xal ah la gaarin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliaRising Posted March 6, 2014 kkkkkkkkk ileen Odaygii Siilaanyo(gud.Maamulka SNM) beryahaan wuxuu la hurdi waayay waa Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted March 6, 2014 Another teashop gossip website. There is no shred of truth in what these websites say. Quote Share this post Link to post Share on other sites