Dr_Osman Posted March 1, 2014 March 1, 2014 11:16 am GMT - Written by ducaale - Edited by ducaale Garowe(pp) Jaamacadda caalamiga ah ee Admas University College ayaa xarun waxbarasho waxay ka furatay magalada Garowe xarunta Puntland. 1 Jaamacadaan oo ay fadhigeeda wayn uu yahay magalada Addis ababa ayaa waxa ay xarunta ay Garowe ka furtay ku sheegtay in lagu dhigi doono saddex Faculty oo kala ah. Faculty of Business 1:Accounting 2:Economics. 3:Management. 4:Marketing Managemnet. Faculty of Informatics. 1:Computer Science. 2:Information Technology. 3:Office Adminiistration and Technology Systems. Faculty Of Social Sciences 1:Developmental Studies 2:Sociology. 3:Educational Planning and Management. Gudoomiyaha Jaamacadda Admas Axmed Shiikh Cabdiraxmaan oo warbaahinta kula hadlay mgalaada Garowe ayaa sheegay inay hadda bilaabeen is-diiwaan galinta ardayda ayna ku eg tahay labaatanka isla bisha 3-aad. Masuulkan ayaa sidoo kale sheegay Jamacadda inay xarun ku lee dahay magalada Hargaysa ee Somaliland ayna aad u jecel yihiin in gobaladda kale la gaarsiiyo. Waxaa nasoo gaarsiiyay mamulka Jaamacadda Faafinta Puntlandpost.com ; Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted March 1, 2014 This is a great initiative. Foreign schools with more standardized curriculum have the potential to lift the standards of the locally owned schools due to competition. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted March 1, 2014 Hasbunullah wa nicmal wakeel. Somalia used to train pilots of other African countries, give visa to South African freedom fighters. Play power politics with the mightiest.... and Today we celebrate a ETHIOPIAN university! Quote Share this post Link to post Share on other sites