Hawdian Posted February 27, 2014 Gudoomiya kuxigenkii hore ee Baarlamaata wadanka kenya Mudane Faarah macalin Dawaare ayaa ka hadlay Galintaanka Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ee wadanka Soomaalia. Mudane Faarax macalin ayaa ku edeeyay Cida Ogolaatay inay Ethiopia kamid Noqoto AMISO inay tahay cidaan Dankala heyn umda Soomaaliyeed Rabina inay Dowlad ka dhalato wadanka Soomaalia.isuna dheeli tirto Dagaalada wadanka Soomaalia ka socda Ethiopia tahay wadan raba inay qabsato Soomaalia. nairobi (Somaliindex.com) Siyaasi horre oo reer Kenya ah ayaa sheegay ciidamada Ethiopia ku biiritaanka ay ku bireen ciidamada AMISOM, in kaliye fursad siineyso Al-Shabaab. Faarax Macallin oo horrey u soo noqday guddoomiye ku-xigeenka baarlaamaanka Kenya, ayaa sheegay ciidamada Kenya in aaney waxbo kabadali doonin ammaanka Soomaaliya. Wuxuu sheegay kuwii go’aamiyay in ciidamada Ethiopia ay ka mid noqdaan howgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ay dano gaar ah ka lee yihiin arrimaha Soomaaliya, Wuxuuna Sheegay Inay rabaan in dib la soo celiyo Al-Shabaab. HALKAN DHEGAYSO WARAYSI & FAARAX OO KASHIFAY ARIN CULUS Wuxuu sheegay Ethiopia in aan lala mid dhigin ciidamada kale ee ku jirra howgalka AMISOM,waayo dagaal soo jireen ah ayaa ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ethiopia ayuu yiri. “Ciidamada Ethiopia cid kasta ayaa la dagaallamaya, xittaa, kan aaminsan mab da’ kale, siyaasiga, iyo qof kasta ayaau arka ciidamada Ethiopia kuwa ku soo duulay Soomaaliya” ayuu yiri Siyaasiga Faarax Macallin. Wuxuu sheegay Ciidamada Ethiopia in ay sabab u ahaayeen markii ay soo galeen Soomaaliya daba yaaqadii sannadkii 2006-da in ay sameesmaan ururu muqaawamo oo Al-Shabaab ugu horeeyaan. Mar la weydiiyay Faarax Macallin wax yaabaha ay ku kala duwan yihiin ciidamada Ethiopia iyo kuwa kale ee waddamada gobalka ka socda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 27, 2014 The Ethiopians are pretty smart and their policy to Somalia is that the conflict never ends the more Foreign troops the more Alshabaab become extremer the more they recruit the more the African union troops can earn their salaries from the European union. Quote Share this post Link to post Share on other sites