Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Ranked No 1 University In Somalia

Recommended Posts

Dr_Osman   

PSU Logo

 

PSU Graduates

 

PSU waa Jaamacadda ugu hooraysa Soomaaliya

 

Garoowe[RBC Radio]Puntland State University ayaa noqotay Jaamacadda ugu horaysa dhinaca Tacliinta Jaamacadda ku yaalla guud ahaan dalka Soomaaliya,sida ay soo saartay Shirkadda ugu wayn qiimaynta Jaamacadaha ee Webometrics.

 

Webometrics ayaa qiimaysa Tayadda Tacliinta,Teknoloojiyadda iyo Daabacadaha Aqoonta ku dhisan ee ay Jaamacadaha ku soo bandhigaan Bogagga ay ku leeyihiin Intenet-ka.

 

Shirkadaan ayaa Jaamacadaha ku qiimaysa sida Jaamacadaha Aduunka ay ugu kala xooggan yihiin Isticmaalka Internetka,Tayadda Bogga iyo Daabacadaha Online-ka ah ee ay sameeyaan.

 

Sikastaba ha ahaatee Jaamacadda Puntland State University waraceeda ugu weyn waxaa uu ku yaalla magaalada Garoowe ee caasumada Puntland,halka sidoo kale faracyo ay ku leedahay magaaloyinka Puntland ee kale oo ay Gaalkacyo ka mid tahay,waxaana la aas-saasay 2004-tii.

 

Puntland State University,waxaa ay noqonaysa Jaamacaddi ugu horreeysay ee ku taalla deegaannada Puntland misana kaalinta koobad ka gasha qeymeynta dhinaca Tacliinta.

 

Halkaan hoose ka akhriso qeymeynta Webometrics:-

 

Uni Rankings

 

Ku rido RBCKU dar RBC

________

RBC

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

We do have the best doctors in Somalia I read somewhere, I think when WHO Complex is open Pit will have huge benefits raising medical standards in the state, by even opening in Puntland suggests WHO has confidence in Puntland Health System.

 

I only wish also to read the best infrastructure in Somalia for Puntland, we R not there yet but I think we can work on it and if gas leaves behind that legacy of making Puntland no 1 in infrastructure he will be remembered very well. Roads, Ports, Airports, Foreign investment that is what he needs to leave behind if he wants to have a legacy to be remembered. Gas should know this 5 years is the era of infrastructure and investments, this what all Puntland are looking at in this term.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this