Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland House of elders solves the Parliament dispute agreement reached +PICS

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo la kulmay Shirgudoonka Wakiiladda iyo Guurtida

February 19th, 2014 Comments Off

 

IMG_0013HARGEYSA (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qaabilay Gudoomiyaha Golaha wakiiladda Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo labadiisa gudoomiye Ku xigeen, ka dib markii lagu wada qancay go’aamadii Golaha Guurtidu ugu tallo galeen in lagu soo afjaro khilaafkii aqalka wakiiladda labada garab u kala qeybiyay.

 

Kulankaasi ka dibna waxa ay dhinacyadii isku diidanaa Mooshinada ee u kala baxay labada garab iyo Xubno ka mid ah guurtida oo ay hogaaminayaan Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) iyo Gudoomiyaha Golaha WakiiladaMudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), iyo Labada Gudoomiye ku xigeen ee Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf ay go’aankaasi ka dib u soo kicitimeen Qasriga Madaxtooyada iyaga oo madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland la socodsiiyey go’aamadii lagu heshiiyey laguna soo afgaray khilaafkii u dhexeeyey ee ay isku hayeen labada garab ee Wakiiladu.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo kulankaasi kadib waxa uu soo dhaweeyey go’aanka la isla qaatay waxaanu sheegay inuu ka madaxweyne ahaan soo dhawaynaayo wax walba oo ay meel isla dhigeen Labada golle, ka madaxweyne ahaana uu diyaar marwalba u yahay wixii danta ummadda iyo ta Qarankuba ay ku jirto, isaga oo madaxweynuhu uga mahadnaqay go’aanka qiimaha badan ee ay ku soo afjareen golaha guurtidu hawshaasi.

 

Qodobada ay Guurtida iyo wakiiladu isla qaatay ayaa waxay ahaayeen.

 

1.In Saddexda Gudoomiye la isugu keeno 42 Cod.

 

2.In iyaga oo shaqadooda gaba-maahee in aanay meesha iman wax mooshin ah oo lagu ridaayo sadexdooda midna.

 

3. In Goluhu fasax ahaado inta ka dhiman fasixii ay ku jireen ee la isla qaatay.

 

Somaliland.Org/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Golaha Guurtida oo soo Gabo-gabeeyay Khilaafkii Golaha Wakiiladda

February 19th, 2014

 

Golaha wakiiladdaHargeysa (Somaliland.Org)-Fadhigii golaha wakiilada oo uu shirgudoominayey gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta ka Qabsoomay Xarunta Golahaasi isla Markaana laga soo saaray Go’aano Xal u noqonaya Murankii Cakirnaa ee Ka Dhex Jiray Aqalka Wakiilada .

 

Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Siciid Jaamac Cali ayaa Madashii fadhigaasi ka Akhriyay Go’aan ay ka soo saareen Hawshii dhex dhexaadinta ahayd ee Gudida Guurtidu ku hawlanayd .

 

Xaaji Cabdi Xuseen “C.waraabe” oo Fadhigaasi Hadal dheer ka soo Jeediyay ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada hoga Tusaaleeyay Xilka dal iyo dadba taabanaya ee ay u hayaan Somaliland, Waxa uu Xaaji Cabdi Xuseen Sheegay in Go’aanka ay Gudi ahaan Soo Saareen Cida ku Guulaysataa ay Noqonayso Cidii Tanaasul samaysa ee Qaraarkooda ajiibta.

 

Markaas kadib Waxaa Mikirifoonka la Wareegay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Siciid Jaamac Cali Waxaanu Xildhibaanada Golaha Wakiilada ka hor akhriyay Nuxurka Go’aanka ay ku soo afjareen Khilaafkii ka dhex taagnaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada kaas oo uu ku sheegay in Tirada lagu ridi karo Xubnaha Shirgudoonka oo ka Kooban Gudoomiyaha iyo labadiisa ku Xigeen ay ka dhigeen 42 Cod Midkiiba, Sidoo kale Waxa uu ku Cadeeyay Qaraarka dhex dhexaadineed inaan la keeni Karin Golaha Mooshin ku saabsan Xil ka qaadis lagu sameeyo Xubnaha Shirgudoonka Mudada ka hadhay Xilkooda,hadii aanay ka Hor Iman Xeer hoosaadkooda.

 

Si kastaba ha ahaatee, fadhigii golaha wakiilada ayaa lasoo xidhay iyadoo labada garabba ay aqbaleen go’aanka guurtida golaha wakiilada Somaliland.

 

Gudoomiyaha golaha wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Gaba Gabadii Waxa uu ku dhawaaqay in Golaha wakiiladu fasax Lana Bilood ahi uu Maanta u bilaabmay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is the beauty of the Somaliland republic all problems have home grown solutions we thank the Somaliland elders of the Guurti Xaaji cabdi karim waraabe who forced both camps to compromise well done Somaliland elders the people of Somaliland are proud of you.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Excellent news, good to see their not knocking each other teeth out. That's really looks bad makes u look amateurish at politics and nothing worse then doing it in parliament where the law is supposed to be upheld the most. I like waraabe though he is funny as hell, I don't know if I would trust him to look after the state since he is unpredictable and can change very quickly. But he is definitely the clown in polotics everyone needs to watch to relax a bit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr osman its a different waraabe though lets not confuse the warabes lol

 

Fighting in parliament happens every where in the world but in Somaliland the guurti the upper parliament take their responsibility to solve every dispute in Parliament even when it comes to a government dispute in parliament a tribal conflict between clans everything its a very effective institution of Somaliland. In Somaliland the elders of Somaliland in the guurti spared the people of Somaliland the humiliation to go foreign capitals and be mediated and forced to reconcile in Kampala addis ababa cairo. Every dispute is solved from with in and that indeed is the beauty of the Somaliland republic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaaji, I'm not sure what your smoking, but it's far from normal entering parliament with pistols. As for meditation aren't U being mediated in Turkey? As for Kampala? It wasn't Puntland's idea to go to Kampala it was Sharif, he even retired there. Everything is done in Garowe if we get our way,everyone knows that. But it's not my fault all Somalis have an unfounded fear of Garowe, you even saw the hags couldn't sleep well even knowing Puntland soldiers were in town, if gaas didn't take them, he would be protected by amisom and you will still say the same thing "look at gas being protected by amisom". Blame hag not us.

 

By the way I don't get why you need gurti involved in politics, traditional and conflict resolution is all our isimo is for, strictly no politics becuz it could negatively affect on their status in the state as balanced and seeking the common good with no strings attached.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr osman what is happening in Turkey is between Somalia and Somaliland and not between Somalilanders u will never see Somalilanders being reconciled in a Foreign capital. Somalia and Somaliland 23 year dispute was a dialogue initiated by the international community . But u will never see Somaliland leaders being told to reconcile by Kenya or Ethiopia or Egypt or Ugandans or Turks. Guurti elders are a political institution Dr osman they are not just normal tribal elders, they are the upper parliament , even Somalia wants a guurti chamber of house. Guurti elders the upper parliament of SL

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaaji please learn how real traditional elders function, it seems yours are new guys and not soo jireen.

 

Watch how it's really done as even Hassan shaykh said kingkong wuxu ka soo jeeday boqortoyo. Not small statement at all, we have streets named after Omar samtar in Addis for our fight against Italians and via mijjertenia roads in Rome. no clan in Somalia can claim such a feat. don't get me started on boasting about my royalty. Just watch how real soo jireen traditional elders do it

 

http://www.youtube.com/watch?v=SPg6hQHD5iM

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

How can U reconcile one clan with foreign intervention? You make no sense when U say somalilander are not reconciled overseas, obviously not its the same clan, I think your just trying to be argumentive. If I remember correctly didn't Tuur didn't die overseas kkkkkk

 

Ethiopia surely gets involved in Somaliland way more then so in Puntland, you couldn't even name ministers without being called to Addis kkkkkk, Puntland named an Islamist easier and Addis can't do nothing. Our relationship with Addis is purely security that is why, your relationship is security, business, and political kkkkk hence why you can barely move without Addis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

We have a different system, our elders must stop politics if they assume the role of traditional elder, U know king king was minister of defence in hamar and was told he must relinquish all politics when assuming such a traditional post. It's because politics can corrupt an elder and jeopardize his ability to be seen as neutral when carrying out dhaqan issue. Don't get me wrong they settle political disputes but they are not involved in political capacity be it minister, mp, or anything. This makes them neutral at all times.

 

Visit qardho some time, U will enjoy it, its a very cultural town and people are deep in traditions and know it very well. You can find tons of people alive even from sayyid days kkk.

 

They R so stuck in tradition everything is about wa layaqana kkkk

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this