Mooge Posted February 17, 2014 somali embassy in turkey leaked information about the purchase of a house by qoslaye. somali president's nephew bought a house under his name. what a shame. this is a big shock. while somali army is protesting without salary, qoslaye is spending stolen money. Wiilkan Guriga uu iibsaday Madaxweynaha isku sawiraya,ayaa waxaa dhashay Nuurto Sheekh Maxamuud oo ay walaalo yihiin Madaxweyne Xasan waana Agaasime-ku-xigeenka Madaxtooyadda Villa-Soomaaliya) 2-Diplomaasi oo Safaaradda Soomaalidda ee Turkiga ka hawl-gala laguna kala magacaabo Yuusuf-Jeego iyo C/qaadir Maxamed Nuur ayaa Shacabkamedia u soo dusiyay arin fadeexad ku ah Madaxweynaha Dawladda Federaalka iyo Wiil uu abti u yahay oo ka mid ah Xogheynadiisa oo lagu naaneeso (Kampaala). Madaxweyne Xasan Culusoow ayaa Guri Qasri ah ka iibsaday Magaaalo Xeebeedka loo Dalxiis-tago ee (Antalya)isagoo ka bixiyay Aduun-gaaraya 923,560-Turkish Liira oo u dhiganta (500-000-Euro). Gurigan la iibsaday ayaa sida ku cad Dukimintiga waxaa horey u lahaa Ganacsade Turkiga u dhashay oo lagu magacabo Mustafa Boydak-. Kampala(Sawirka wiilka ka dambeeya M/weynaha) oo Abtigiis Xasan Culusoow ku wehliya Safarkii uu ku tagay Turkiga,waana Wiilka loo adeegsaday lacagaha Guriga lagu iibiyay inuu Bangi Turki ku yaal u xawilo. Shirkadda (My-Turkish-Home)ayaa Webkeeda ku xayeeysiisay inay Mas'uul Madaxda Soomaalidda ah ay ka iibisay Guri Qasri oo magaaladda Antalya ku yaal,waxaana Gurigan Qariga ah uu ka kooban-yahay 5-Qol oo Jiif ah,wuxuuna leeyahay Barkad biyo ah (Swimming-Pool. (Dukimintigii Guriga ee ku qoran Magaca Ninka Turkiga ah ee laga iibsaday iyo magaca Madaxweyne Xasan Culusoow ). (Warqaddii Lacagta Bangiga loogu xawilay shirkadii Turkiga ee Madaxweynaha Guriga ka iibsaday) ilaa iyo hadda Madaxweyne Culusoow iyo La Taliyayaashiisa kama hadal Gurigan Qassiriga ah ee Madaxweynaha ka iibsaday,waxaana la filayaa inay fadeexadan ka aamusaan. Shacabkamedia waxay u mahad-celinaysaa Diplomaasi Yuusuf-Jeego iyo Diplomaasi C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac)oo warqadahan Fadeexadda ah si hoose noogu soo dusiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 17, 2014 That looks fake Mooge the 3rd picture looks like a large post stamp, i believe the Shacabka media editors need to go to a course of Photoshop. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 17, 2014 xaaji, your support for culusoow and anything weak and destructive in somalia is known to us but don't lose credibility by saying qoslaye didn't buy a house. he did and multiple people who know the guy say he bought not only one, but two. he owns one in tanzania and he bought is just recently. this is not fake. qoslaye bought a house in turkey and tanzania. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted February 18, 2014 lool Qoslaaye way ku foorartaa nowadays scandal after scandal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 18, 2014 Xassan Xoolo, he has no shame. He is a total failure hated by everyone including the CIA, he has failed miserably and will be remember as another president seeking his retirement package. He should resign he has lost local and international support. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted February 18, 2014 The signature on the last pic looks photoshop to me And the name "Hassan Mahamud" has been photoshopped into the second to last picture. And the picture of the house has been taken from this website (and in fact the house is still for sale): http://properties.aplaceinthesun.com/Turkey/Antalya/ Mooge ninyahow shame on you for posting this gossip. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cadale Posted February 18, 2014 desperate times calls for desperate measures. It would be productive if y'all actually could attack the SFG or hassan sheikh for its policies or the way they're handling things and not fabricating crap, xitaa if y'all could fabricate stuff which sounds logical that would be something atleast.LOOOOL :lol: :lol: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 18, 2014 OdeyS, niyoow do you know how real estate sale works? The picture is on many websites that copied each other. listen to me niyoow, these pictures could even be all lies, but the truth stays. Hassan bought a house in turkey and tanzania. you can defend your uncle all you like but don't lose sight of the facts niyooow. cadale, this is not a fabrication. if you hate qoslaye policies, and you know he is a crook as any unuka in mogadishu would tell you even your own family, why would you believe that he wouldn't be able to buy a house? is that so impossible for a crook to do? loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted February 18, 2014 Most Somalis waa laga fiicanyahay, and they are very emotional at times. walaalyaal one thing is fact our president Hassan Sheikh Mohamoud is weak and corrupt leader, you either deny or accept its a fact! but let us use common sense for one minute, If Mr.presidente buys properties any where, whether in Turkey or in Tanzania he will not register his own Hassan Culusow name on the properties, Xaajidaha magacooda iyo meelaha aan ka fiirino. ninku maaha D0qon ee xamar buu joogay last 25 yrs oo ku barbaaray for him its not a crime to kill or stealing public properties waa caadi nooh. Quote Share this post Link to post Share on other sites