Mooge Posted February 12, 2014 Ahlusunna captured ONLF fighters and handed them in to Ethiopians. this is a new low for the hated ahlussuna shayaadiin. Guriceel(pp) Saddex xubnood oo ka tirsan Ururka ONLF ayaa lagu qabtay bishaan dhexdeeda Bartamaha dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaanadda ay gacanta ku hayaan Ururka Ehlu-suna,xubnahaan la qabtay ayaa markii danbe loo gacan galiyay mamulka dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya. Afhayeenka ONLF C/qaadir Xasan Hir-mooge oo galabta waraysi siiyay VOA ayaa sheegay xubnahaan loo gacan galiyay mamulka Soomaaliyeed ee Jigjiga inay si ahaayeen kuwo ka tirsan ururka,balse sababta ay gudaha Somalia u yimaadeen ay tahay arrin caafimaad. Saddexda ruux ee la qabtay ayuu afhayeenka sheegay mid ka mid ah inuu xanuun sanaa labadda kalena ay la jireen taasna ay dulmi tahay in mamulka Ehlu suna waljameeca u gacan galiso mamulka deegaanka Shillaabo oo markii danbe usoo gudbiyay magalada Jigjiga. Gudoomiyaha Guriceel ayuu ku eedeeyay inuu u shaqeeyo cadowga Soomaaliyeed oo uu ula jeedo dowladda Itoobiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites