Mooge Posted February 12, 2014 my friends, what is happening in mogadishu is a big setback for the city and the country as a whole. i don't know who is behind all this insecurity and rocket attacks but something is happening. there is chaos and confusion in mogadishu last 10 days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 12, 2014 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho caawa ayaa sheegaaya in degmooyin qaar kusoo dhaceen madaafiic aan la aqoon halka laga soo gamay. Madaafiicda oo gaaraya ilaa 5 ayaa ku dhacay degmooyinka Warta nabadda (Ex-Wardhiigley) oo ay ku taallo madaxtooyada iyo Xamar weyne. Lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashey. Dhawaqa madaafiicda ayaa si weyn looga maqlay qeybo badan oo ka tirsan magaalada, waxaana ay walaac ku abuurtay dadweynaha. Todobaadkii hore labo habeen oo isku xiga ayaa magaalada laga maqlay madaafiic oo ay Boolisku markii dambe ku tilmaameen kuwa macmal ah oo lagu qal qal gelinaayo shacabka. Labo maalmood kahor waxaa ka dhacay magaalada labo qarax oo mid gaarigiisa loogu xiray Gudoomiye kuxigeenka dhinaca ammaanka ee gobolka Shabeelada hoose oo dhaawac culus kasoo gaaray. Quote Share this post Link to post Share on other sites