Mooge Posted February 11, 2014 Wasiirka cusub ee wasaarada amniga iyo hub ka dhigista Puntland Xasan Cismaan Maxamuud Aloore ayaa maanta shir la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Garoowe, saraakiisha amaanka iyo maamulka gobolka Nugaal Shirka ayaa ahaa mid saacado badan socday waxaana intiisa badan looga hadlayey in xal laga gaaro caqabado dib u dhigay dhismaha jidka laamiga ah ee Islaan Maxamed iyo amaanka guud ee xaruunta gobolka ee Garoowe. Maamulka gobolka iyo saraakiisha amaanka ayaa dadweynaha uga digay inay qaadaan talaabooyin hor istaagi kara adeegga bulshada. Dadka degan jidka cusub ee dhismhuhu ku socdo ayaa diidan in la dumiyo dhismayaal sharci daro ah, sida maamulku sheegay Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi xirsi Cali oo jeediyey hadal dheer oo khuseeya amniga iyo arinta dhismaha jidka, wuxuu sheegay in dhamaan qaybaha bulshada ee shirka ay ku casumeen ay u sheegayaan in talaabo laga qaadi doono dadka caqabada ku ah dhismaha laamiga. Docda kale, qaar ka mid ah nabadoonada oo iyana hadlay ayaa boggaadiyey go’aanka dowladda iyo dhismaha jidka, waxay sheegeen inaysan raali ka noqon doonin in la hor istaago danaha guud ee dadweynaha. Wasiirka amniga Xasan Maxaxmuud Aloore oo isna hadlay ayaa nabadoonada ugu baaqay inay u tagaan dadka caqabada ku ah dhismaha jidka si xal wanaagsan loo gaaro. “Dhulka waan hagaajinaynaa hadii alle yiraahdo, shacabka waxaan idika dalbanaynaa nala shaqeeya.” Ayuu yiri wasiirka amniga Xasan Aloore oo shacabka Garoowe ka dalbaday in loo dhabar adaygo dhismaha jidka lagaga hadlayey shirka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted February 12, 2014 I would have given this post to Said Dheere he has what it takes, i have nothing against the minister but i don't think he has the experience nor charisma to lead the ministry. Mooge, BTW I was told he was a member of Cade's ciyal-Butano gangs . Quote Share this post Link to post Share on other sites
double decker Posted February 12, 2014 Beer-Gaal I would agree. my brother knows this dude and he said that he is useless. He said "Ciyaal Butaano waxid too". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 12, 2014 beergaal, double_decker, siciid dheere needs to have direct control of armed forces. we can't loose him. minister is executive and position doesn't have much power as siciid dheere has. i don't think siciid dheere wanted minister position because he has more power to influence security. xasan aloore did a good job when he was heading petroleum and engergy when cadde muuse was in office. he is the one who helped all the oil exploration and laid the foundations for faroole's group. Quote Share this post Link to post Share on other sites