Sign in to follow this  
malistar2012

Sawirro: Kulan Runta la isugu sheegay oo xalay ka dhacay VILLA SOMALIA

Recommended Posts

1.jpg

 

 

Muqdisho (Kalshaale.com) Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xaley ka dhacday xaflad loogu duceenayay ra’iisal wasaarihii horre ee Soomaaliya, Cabdirsaaq Xaaji Xuseen oo lagu wado in maanta oo Jimco ah lagu aaso magaalada Muqdisho.

 

Xafladda oo ka dhacday xarunta Villa Somalia ayaa waxaa ka qaybalay madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Ra’iisul Wasaare ku xigeen, Madaxweynaha Puntland, Hoggaamiyaha Jubba, Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed,Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi, Madaxweynihii hore ee Puntland, wasiirro, Madax dhaqameed Soomaaliyeed ayaa loogu duceeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen.

 

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay siddii looga shaqeyn lahaa midnimada Soomaaliya, isagoonta tusaale u soo qaatay aaska qaran ee marxuum Cabdirisaaq in uu mideeyay madax badan.

 

du10.jpg

http://kalshaaleonline.com/dhegayso-kulanka-madaxda/

 

HALKAN DHEGAYSO MADAXWAYNAHA SOOMALIYA XASAN SHEEKH

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in uu Cabdirsaaq kula kulmay dalka Maraykanka sannadkii horre isagoona u sheegay in uu ka qayb qaato shirarka nabadeenta ee Soomaalida loo qabanaayo “Wuu iga aqbalay ayuu yiri

 

http://kalshaaleonline.com/dhegayso-rw-cwali-iyo-kulanka/

 

du7.jpg

 

Ra’iisal wasaaraha ayaa isna ka codsaday madaxda ka socota Puntland iyo Kismaayo in ay labo maalmood oo kale ay sii joogaan magaalada Muqdisho si ay uga qayb galaan shirweyne looga hadlaayo midnimada Soomaaliya

 

HALKAN DHEGAYSO C/WALI GAAS & HADALKUU GOOBTA KA YIDHI

http://kalshaaleonline.com/dhegayso-cabdi-wali-gaas-kulanka/

 

du8.jpg

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isna sheegay in Puntland ay u taagan tahay siddii loo soo celin lahaa midnimada Soomaaliya.

 

du6.jpg

 

Hoggaamiyaha KMG ah ee Jubba ayaa isna ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya in aysan isku mashquulin arrimaha gobalada isagoona intaas ku daray in qof kasta looga baahan yahay in lagu aaso goobta uu ku dhashay” Mahan in ufurow lala aado” ayuu yiri.

 

http://kalshaaleonline.com/dhegayso-axmed-madoobe-hadalka/

 

du9.jpg

 

Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa madaxda iyo shacabka ugu baaqay in ay ku daydaan marxuum Cabdirisaaq.

Jawaari ayaa ku dar daarmay in dhalinyarada Soomaaliyeed wax badan laga fahamsiiyo qiimaha dalkooda iyo dadkooda iyo waliba halgamayaashii dalka soo maray, Waxa uu ka digay in qabyaaladda lagu dhaqmo, waxaana uu sheegay in cid walba oo qaranka wax u qabata sidaan oo kale loo xusuusan doono

 

2.jpg

 

du5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

where is the run sheeg? I don't see any run being told.

 

The Blind don't see try listening to the speeches - Only Nabadiids would down play significant of today's State funeral .

 

1.jpg

 

 

Unity is the only way forward -

 

Mooge

 

Masaajidka Isbaheysiga baa salaadii Janaasida lagu dukaday, oo ka dib meydka lagu aasay Ceel Cirfiid oo lagu ag aasay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Adan Cabdulle Cismaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

malistar, the funeral was good but qoslaye is still the problem for somalia. that is the reality niyoow. he let the country down and the next 4 years, there is no hope for the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this