Sign in to follow this  
Mooge

Puntland lowers its flag for 3 days

Recommended Posts

Mooge   

Calanka dowladda Soomaaliyeed ee Puntland iyo jan Jamhuuriyadda Federaaka ah ee Soomaaliya ayaa mudo saddex maalmood ah hoos loo dhigi doonaa, kadib geeridii ku timid ra’isal wasaarihii labaad ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo shalay ku geeryooday dalka Maraykanka.

 

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku iclaamiyey in calanka Puntland mudo saddex maalmod ah hoos loo dhigayo, wuxuu sheegay madaxweynuhu in Cabdirisaaq ahaa nin qaran oo shaqo badan u soo qabtay dalka Soomaaliya.

 

“Waxaan wada hadalnay ra’isal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli sheikh Axmed waxaana isku afgaranay in aas qaran loo sameeyo hadii alle yiraahdo, waxaan ku dhawaaqayaa in calanka saddex beri hoos loo dhigo.” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas

 

Dr. Cabdiweli ayaa tacsi u diray guud ahaan umada Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka geeryooday ra’isal wasaarihii labaad ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in la qorshaynayo in maydka ra’isal wasaarihii hore dalka la keeno si loogu aaso.

 

“Geerida illaah baa keenay waa inaan aqbalno in laga xumaado maaha, laakiin waa inaan xusno taariikhda wanaagsan ee uu nagu leeyahay walaalkeen iyo inaan ehelkiisa iyo dadka Soomaaliyeedba dareensiino inuu qiimo wayn noogu fadhiyey.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

the death of a giant democrat and someone loved by all people.

 

he died poor. he died happy. he died proud.

 

We love you cabdirisaq xaji xuseen. RIP

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this