Sign in to follow this  
Mooge

Gheedi, Baadiyoow and Khaliif Ugaas are still in Puntland

Recommended Posts

Mooge   

 

mmmm. They are building their support base to overthrow qoslaye. lol good that puntland is welcoming them with open arms.

 

War Deg Deg ah:—Prof.Cali Maxamed Geedi,Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Cabdiwahaab Ugaas Khaliif oo ku wajahan Bosaso

Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi,Siyaasi Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Raysal Wasaare ku xigeenkii Xukuumadii Badbaado Qaran Cabdiwahaab Ugaas Khaliif oo saaka kaso ambabaxay Garowe ayaa saacadaha soo socda kuso wahan magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.

Wafdiga oo soo maray magaalada Qardho ayaa soodhoweyn diiran kala kulmay Bulshada ku dhaqan magaalada Qardho,waxaana qado sharaf u sameeyay Aqoonyahan iyo waxgarad uu hogaaminayay Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Qado sharafta ka dib wafdiga ayaa usoo mababaxay magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari oo socdaalkoodu uu ku wajahan yahay.

Waxa xusid mudan in wafdigu ay ku hakadeen degmada Carmo ee Gobolka Bari oo si wayn loogu soo dhoweyay,waxaana intii ay ku sugnaayeen carmo ay booqdeen xarunta tababarka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee degmada Carmo.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in wafdigu ay soo gaaran magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.

Filo Faahfaahin iyo sawiro goor dhow.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

puntland says goodbye to gheedi and cabdiwahab. they stayed and plotted their next move. now it is time to bring down incompetent qoslaye. get to work boys.

 

9-450x342.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this