spartacus Posted January 29, 2014 there is no doubt that somali society treats women unequally in terms of political portfolio. this most of women when they got marry even if they have good education background they only end up serving only for their husband, you can tell almost every family there is gender inequality. when it comes education family will put focus only and pressure on their son to be successfully in education, can't help that is the way it's Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 30, 2014 Qoraa aragtidayda waxaan u aqaan qofka wax ka qora dadka uu ka hadlayo inuu ku saleeyo diintooda dhaqankooda iyo aragtida bulshadoo dhan waxa uu qorayo Dumarka ama haweenku waa laf dhabar cid is taagi karta la'aantoodna ma jirto hogaankoodu waa bare ama macalin inay jiil caafimaad qaba soo saaraan, waana hogaanka ugu sareeya qof ama umadu hesho Nuuradiin waa faras afrikaana oo dhex galay fardo reer yurub. Quote Share this post Link to post Share on other sites