malistar2012 Posted January 22, 2014 aleex(Kalshaale.com): Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabhad Beeleedka Somaliland (SNM) oo lagu magacaabo Warancade ayaa Laascaanood yimi isaga oo hubaysan sidoo kalana xidhan Dirays ciidan. Waran Cade oo aan hore loo shaacin Asbaabta uu u yimi aya au muuqata in ay Socodkisia huwan yahay Hanjabaad iyo Cabsi galin uu rabo inuu ku sameeyo Shacabka Magaalada Laascaanood. Sidoo kale Wuxuu Hadal uu halkaasi Ka jeediyey Uga hadlay Arimo Dhowr Ah Wuxuuna Ka Hadlay Maamulka Khatumo Iyadoona Jawaab Adag Lagu Dhuftay. Socodka Warancade ee uu ku yimi isaga oo hubaysana yaa soo dadajin doona Khadhaadh oo dhex mara Jabhad Beeleedka Beesha I**** iyo Maamulka Khaatumo state, Dagaalkan oo ay iclaamiyeen Beesha Warancade iyo Siilaanyo ayaa dhibatada ka timaada ay dusha ku qaadna doonaan Beeshaasi. Dhinaca kale Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Khaatumo Mukhtaar Ibraahim Xabashi oo Ku Sugan Magaalada Taleex Ayaa ka hadlay Hadalka Waran Cade Kasoo yeedhay Iyo Arimo badan oo Haatan u Qorshaysan Maamulka Khaatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted January 22, 2014 Disrespectful Rambo entered LA Waran Cade sending strong message to Puntland and Khatuum he is not playing games . Hargeya has strong commitment to keep its border for recognition. How will In Gaas Puntland president respond ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 22, 2014 Bad PR momen! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 22, 2014 loooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted January 22, 2014 I like how moryanstar is trying to incite violence between Puntland and Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted January 22, 2014 Time to stop spreading lies and hate Malistar and grow up this is not ciyaal net . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted January 22, 2014 This is a picture of Warancadde at Gambadhe, one of the far eastern bases of the Somaliland army. Kalshaale.com doing what they do best. SMH. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted January 23, 2014 Malister you should be worrying about all the burundian babies being born as a result of the mass rape going on in mugdisho. These pirates will remain under our boot for many more years to come. Waran Cade is just indulging in a local lander past time : target practice on pirates. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted January 23, 2014 Ministers visited Laascaanood without incident before. This warancadde guy just looks like Morgan and INdhacade. Rather than reassure the residents of Laascaanood for stability and peace, he is welding machine gun. By the way this is the guy who destroyed UDUB party because of his bad politics, then joined Wadani Party. He probably found his own dysfunctional party in Kulmiye. Quote Share this post Link to post Share on other sites