galbeedi Posted January 17, 2014 The problem is the system. What can the Prime Minister do? you have Shariif Sakiin fighting for the defence minister, you have Jawaari bringing his block; you have Siilaanyo pushing his cousins, add that to Damjadiid and other special interest groups. the defence could have been given to professional solders. The media were called yesterday around five pm, yet they announced at 2am. This tells that the guy was fighting four different groups. Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted January 17, 2014 Waxaan filayaa in aysan jirin cid kufaraxsan sida ay wax udhaceen, iyo 55 xubin oo qol qaadaba laheyn, iska daa in la maamulo. Qofka wax fiican kasugayey madaxweyne kufaraxsan in marka uu xaajo gudanayo ay tahay in askari Ugandhees ah uu sii kaxeeyo, markii horeba wuu qaldanaa. Ayadoo ay taasi jirto, hadana waxa naga maqan hadii aan Maryooley nahay, qaab dhaqanka umadaha jabka uu kudhacay iyo sida ay uga baxaan jabkaas. Waxa muhiim ah badbaadinta jiilasha soo socda oo ah waajib saaran jiilka maanta jooga ama siyaasad toos ha uu jiraan, ama cyberka ha kaga jiraanbee, talaabooyinka lama huraanka ah waa: 1- In la qiro lana rumeysto in Maryooley ay jabtay dhinac kasta. 2- In la ogolaado sida hadda ay xaaladu tahay - Madaxweynaha wadanka waa Nick Kays, ciidanka rasmiga ah waa Amisom, wasaaradaha rasmiga ah waa hey'adaha qaramada midoobey ee wadanka ka howlgala. 3- In laga shaqeeyo sidii wax looga badeli lahaa xaalada dhabta ah ee jirta, lana qaado talaabooyinka la awoodo hadda, kuwa aan la awoodina waqtigeeda iyo jiilkeeda loo gudbiyo si ay ayagu halkaa uga sii wadaan. 4- Isbedel walba oo dadka loo diyaarinayo waa inuu ku dhisan yahay: - Nabad. mid aan dagaal lagu gaarin, maadaama umadan ay u baahantahay in ay kasoo kabsato dhiig bixii badnaa iyo wayraxa uu keenay dagaalka badan, si jiil maskax fiyow oo nabad ku barbaara loo helo. - Isfahan. iscafin buuxda, iyo isfahan dhab ah oo la dhix dhigo umada ayadoo lagabilaabayo heer degmo, heer gobol, heer qabiilo. Waxa asaas u ah isfahanka, in dadka la fahansiiyo xaalada dhabta ah ee wadanka ka jirta. 5- La dagaalanka jahliga. sabata ugu weyn ee maanta Maryooley loo heysto waa aqoon la'aanta dhicyada nolosha oo dhan. Howshan waxa masuuliyda ugu wayn ay saarantahay dadka waxbartay oo inta badan dibada ku dhaqan, waxa ugu yaraan ay dadka gudaha lawadaagi karaan sida umadaha kale u noolyihiin iyo waxa bud-dhiga u ah nolol ku dhisan, ixtiraam, isfaham, iyo wada noolaansho bulsho. 6- Abuurid fursado shaqo, qof kasta oo aqoon leh, xoogaana heli kara, ha isku dayo inu abuuro fursad shaqo ay kafaa'iideysan karaan in kabadan hal qof, shrikad hadii aad wax ku darsanaysid su'aalaha ugu muhiimsan haka mid noqoto, inta shaqo ay wadanka gudihiisa ka abuurayso shirkadaas. 7- Baahin niyad/rajo waanaag. dadka dibada jooga iyo kuwa gudaha jooga ee waxbartay, waxa saaran waajib ah in ay baahiyaan niyad wanaagsan iyo rajo fiican, si jiilasha soo korayo ay ugu barbaaraan jawi fiyow. Hadii, eedeyn, rajo xumo, xumaan sheeg, iyo ciil iyo cuqdad abuurid ay wax dhisi karaan, waxa maanta aan heyno waa miraha arimahaas. Su'aasha aan rabo in aan weydiiyo saaxibada kor arigtidooda ku cabiray iyo reer SOL dhamaan waa: Waad aragtaan meesha xaalku marayo, shakhsi ahaan muxuu yahay waajibka ku saaran, si aad xaalkaas wax uga badashid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
spartacus Posted January 18, 2014 dawlad isqabqabsi yay waxkastaa kaga lumeen.. big losers Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 18, 2014 great news for all waxaa muuqan karta inay soomaalidu hadda diyaar u tahay in in dawladda laga wada qayb galo si aan cid gaara hadhow loo eedayn waliba waxaa fiicnaan lahayd in 150 la gaarsiiyo dawladda risiqa ilaah baa bixiyee liido halagu wada dabaasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted January 18, 2014 xasan sheikh waxaa cadaatay maanta wuxu yahay. wasiir ka mid ahaa wasiiradi hore aan aqoon u leeyahay wuxuu sheegay inuu madaxweynaha soo wacay saacada ka hor inta aan la magacaabin wasiirada cusub wuxuuna u sheegay in la badalay iyo qofka lagu badaly,laakin wasiirka ayaa ku yiri madaxweynaha halay badalo ma xuma ee lakin maxaad nin moorayaan ah dagaaladi kasoo qeyb qaatay oo na wax aqoon waxbarasho laheen igu badashay atleast qof wax yaqaano igu badali waysay,madaxweynaha wuxuu ugu jawaabay ninkan waa nin mizaan culus ke leh beeshaada adigana waxa mizaan kuma lihid xaga beesha. tusale kale beesha aan ka dhashay ninka wasiirka u ahaa dawladi saacid wuxuu ahaa qof aqoon diineed iyo mid aduun ba lahaa wuxuuna ahaa qof aamin ah,laakiin hada kan lagu badalay waa nin iskaba daa wax kale asaga ayaaba is qayaanaayo waana afmiishaar aan hal run ah ku hadlin. tusaale kale maryan qaasim wasiiradi dawlada saacid waxaa booskeeda lagu badalay khadiijo deriye oo ah qof muqayilad weyn oo xitaa dhaqan fiican laheen. waxaa kale oo aan maqlay raisal wasaaraha shaqadiisa hore wuxuu kasoo qaatay 4 months oo fasax ah waana arki doonaa haduu mardhaw cararo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 18, 2014 maryan qaasim wasiiradi dawlada saacid waxaa booskeeda lagu badalay khadiijo deriye oo ah qof muqayilad weyn oo xitaa dhaqan fiican laheen Cadnaan, anaa markhaati kaaga ah, Maryam Faceboogeeda ayey ku ashahaadatey balse wa diplomatic oo waxey tiri Ilaah hala garab galo wasiirada cusub. Maanta Hoteelada Xamar waxaa ka socda olole lagu diidayo in uu barlamaanka ansixiyo. balse dhibka jira ayaa waxaa weeyaan, wasiirooyinka la magacaabey ayaa 83% from Baarlamaanka ah, halkaas maxaa kaaga soo baxayo, in loogu tala galey in ansixinta aysan dhib noqon oo dirito mia istaraado wax kasta noqdaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted January 18, 2014 Waxaa waajib ah hadii muran iyo isqabqabsi cusub bilawdo , in Madaxweynahan iyo Raiisul Wasaaruhu aysan kala hadhi doonin markan. Baarlamaanka waxa ku bwaajib ah in uu xaaladan cusub ee keentay in 37 maalmood qaadato in la soo xulo wassiro , ay thay mid uu keenay madaxweynaha oo farabaas ku haya Raiisuwasaarha. sidaa darteed hadii ay dhacdo un kooxdiisu olole ka bilaabaan baarlamaanka , waa in labadaba is raacaan. AQoslaye ha ogaado in uusan ka hari doonin markaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted January 18, 2014 qoslaye must resign. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted January 18, 2014 Nuune, What's your reason for posting this thread? I don't quite understand you. Mida ugu horeysa, are you disappointed with the list because your candidate didn't make the list? Mida labaad, are you disappointed with the final list because the PM's choice of cabinet are just not religious enough? Cheers, LayZie G. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 18, 2014 ^^ My candidate actually made it so I am not disappointed, and happy for him, that is Mr Dhuxuloow for Wasiirka Warfaafinta, he was one of the friends who were feeding me what was happening there before his name appeared in the list(his feeds were diplomatic though while the other was feeding me every minute of what was happening there), Dhuxulow was actually told 3 days ago that he will be named. So that is your first question. It is times like this we wished we had your Sharif in the seat, he was indeed missed. About the long list, we had quite big number of wasiiro in the govenrment of Sharmaake, so that is not why I am disappointed. And religious or not is not why I am opposed. The same reason why everyone on this thread is opposed is why I am also opposed, that is, ra'isul wasaaraha oon xornima helin inuu wax soo magacaawdo, haye, is that enough for you yaa Leezi-Gaal, and welcome back geweryahey guudka-dheer:-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted January 18, 2014 There are some good men who have achieved something before like, Godax Barre, who even fought Sheekh Shariif when he appointed a warlord governor for Hiiraan, and Abdiraxman Bayle is a successful technocrat. here some of his songs he composed in 2006: Qaylo Dhaan: A dialogue between the Somali Flag and Dr. Abdirahman Beileh By Abdirahman Beileh December 08, 2007 Print Friendly Dear Folks, I would like to share with you this short note as a preamble to the song attached below called Qaylo Dhaan. Qaylo Dhaan is a culmination of a long dialogue, over a period of about 14-15 years, between the Somali flag (the Blue one with the white star in the middle) and Dr. Abdirahman Beileh (myself). This dialogue was taking place, intermittently, during occasions of important international/regional meetings, conferences, and summits where high level national representatives from Africa and from relevant institutions, seated gracefully behind their national flags, debated national issues and promoted their own respective interests. The dialogue took place in these meetings when the two of us met representing two different entities, the Flag representing the Somali Republic and me representing the institution I work for (the African Development Bank). In these meetings, I often delivered statements and/or participated in discussions on behalf of the Bank. During the deliberations of each of these conferences, we would, once in a while, have eye contacts with the occasional nod or two signifying recognition of each other’s presence. The Flag would always be sitting there quietly and desolately, squeezed and barely noticeable, between the Rwandan delegation on the left, and that of South Africa on the right. You have to look hard to recognize its existence, especially as the seat is always empty. During the earlier years, say 1994 to just about 1999, various groups would show up, each one claiming the right to occupy the seat, with sometimes a scuffle or two between them over the seat, and in the process violently damaging both the flag and the chair. The organizers would then arrive, with security personnel, and decidedly order all groups to leave the premises. The flag would then be folded up and put away with the chair moved to a remote corner somewhere outside the debate area. This normally happened when such important meetings took place somewhere in the Horn. More recently, however, the look on the face of the flag and the eye contact have appeared noticeably much more hostile towards me than before, to an extent that it made me nervous at the podium delivering a prepared statement or during my participation in discussions. He often frowned at me with visible anger and disdain towards me. I first noticed this in the Food Security conference held by the African Ministers of Agriculture and Water in Libreville Gabon on November 28-29 2006. In this conference, I spoke about what the African Development can do to assist African countries in their efforts towards achieving the Millennium Development Goals on Food and Poverty reduction. The flag’s gaze at me was so intense that I had to disguise my discomfort by taking frequent sips of water with short coughs! I succeeded to restrain myself and the meeting was concluded without any physical contact between us. I occasionally concluded that this was harassment and that I should perhaps draw it to the attention of the organizers. But then, the better part of me commanded that I gave more credence to our blood ties, and thus I should refrain from taking any action against Him. After the conclusion of this meeting, all delegations participating in the Libreville Conference moved to Abuja Nigeria, where Heads of State Summit was convened on December 4th and 5th 2006 to deliberate on and endorse the outcome of the Libreville Ministerial meeting. There we met again! But this time, because of the expectation of a Head of State, the Flag was mightier in size and more imposing. In addition, the Somali delegation (supposedly led by the head of state) was seated very close to the podium and the high table. As I took a position at the high table, I immediately faced the all-imposing blue flag with the big white, and very bright star, right on my left shoulder looking at me as more disdainful to me as ever. This session was not a very productive one for me but, at least, I made an effort to concentrate on what I had to say. Within this session, I decided that as soon the session broke for coffee, I would politely approach Him and ask him what sort of problems He had with me! So I did! as soon as the Chairman, adjourned the session, I got up and directly walked up to Him, very nervously, not knowing what His reaction would be towards me. I quietly shook his hand and hastened to assure Him that I was not there to fight Him like the others in the past, but simply came to say hello! As I sat down with him, we were joined by two ladies who later on told us they were refugees living in Abuja but recruited temporarily to assist in the organization of the meeting. We all talked and confirmed our origins to each other all speaking in the language: iska warrama? Waa nabade idinkuna? Alla mahaddii and so on and so forth.. I then said “ But, Flag, we have been meeting over the years without talking to each other”…” I am happy that we now started talking to each other”…. “Let me just ask you…” And this song then started expressing these feelings. The ladies also took part in the song!! QAYLO-DHAAN Beydkii koobaad Dr. Beileh (1) Calanyohow qanddoodaa Sida qaanso roobaad Amma kaynta qadawgoo Inta uu qayood helay illimuhu qulqulayaan quruxdaadu badanaa maxaa qiimo kugu ladhan in aad qaayo leedahay qalbigaygu kula jiro anaa kuu qiraayoo naftu kuu qushuucdee bal qabsoo ha yeeshee qambaruursigaagiyo isha qoodha daymada igu soo qallocdiyo qoolaabnidaadaa qulub igu abuurtoo igu dhalisay qarowgee anaa kuu qareen ehe maxaan ku qabtaa sheeg Calanka (1) waxan qoomameeyaa weli quuddarreeyaa qun-u-dhalasadaydii ballantii ad qaaddiyo qorshahaan samaynniyo hilbahaygan kala qalan quruxdiyo hankaygii qolqollada magaalada waxan qoorta fidinjiray xiddigaha ku qaydnnaa qarinjiray daruuraha hadba laanta qawlka ah qoollaalligaygii debintoon qaniiniyo ma qaxootibay xigay maxaad haatan ii qaban ma adaan ikala qubin qudhu ha’iga socotoo maruun aan qarsoomee qarka ma’iska tuuraa Hoorintii Hablaha calankan qaayaha lahoow qudhada badhkeediyoow waxaan kuu qabo jacayl qiyaas kuma koobi karo hadday caanuhu qubtaan illayn dabadood la qabay waxaan diray qaylo-dhaan saadaal wacan baan qabaa sidaa ku-calool qabow Beytkii Labaad Dr. Beileh (2) shirkan qaabka loo wacay qasdigiisu uu yahay quruumaha adduunyadu danahooda qaaska ah in ay wada qorsheeyaan qaadaa-dhigaan talo arrimo isla qaataan qaran jira in aad tahay hadday kugu qiyaaseen sidaa kugu qadariyeen madal kugu qotomiyeen haddaad qaawantahay weli qaladkooda maahee waxa guuldarrada qaba qoolkuna dulsudhanyahay qoonkaad u dhalatee qaybsani ka doorbiday qarannimada wadareed garoo qoontu waa taa maxaan kuu qabtaa sheeg Calankii (2) Qaran jabay miyaan ahay! Waxaan beero qodanjiray Quudinjiray adduunyada Qaddarkay* ma liicoo Qayrkay ma tuugsaday Qaraamaad ma urursady Qacda waranka feedaha Qaniinyada halka I mudan Weli maan qandhaysnahay! Sida qaanso oo kale Ma u soo qallocasamay Qufac ioy xanuun iyo miyaan qaaxo weheshaday ma qaxootigiibaa bahaluhu ku quutaan! maxaad haatan ii qaban ma adaan ikala qubin qudhu ha’iga socotoo maruun aaan qarsoomee qarka ma’iska tuuraa Hoorintii habalaha calankan qaayaha lahoow qudhada badhkeediyoow waxaan kuu qabo jacayl qiyaas kuma koobi karo hadday caanuhu qubtaan illayn dabadood la qabay waxaan diray qaylo-dhaan saadaal wacan baan qabaa sidaa ku-calool qabow Beytkii 3aad Dr.Beileh (3) wax la yidhi qiyaamuhu marka uu qariib yahay qaab lagu gartaa jira hadal aad ku qanacdiyo qiso aan ku siiyoon kuu qaboojo laabtee qun-u-dhalashadaadii nimankii ku qaabbilay qalbigooga kuu furay kuwii dhiigga kuu qubay kuu qaaday heesaha qof hadduu ka noolyahay sedan uma qatalanteen qaawanaan ma mudateen ilmo kaama qubateen qawyada majebiseen qandho iyo xanuun iyo jirro kuma qardoofteen anaa kuu qareen ehe mxaan kuu qabtaa sheeg Calankii (3) qoran weeyi geeridu qofna waari maayee qabri lama huraayee haddii qaamudkood galay qiso ma aha yeeblee maxaa qaatay ubixii? qalinkiyo tawaaddii? qorijirey ummuuraha qarankiyo dadkisii qarada iyo laxaadkii quwaddiyo itaalkii la’igu wada qaddarinjiray qoomiyad jacaylkii Qarshe iyo dirkiisii qasiidooyinkoodii qawlkii halyeygii qammaammuurtii waberi qabanqaabadoodii maxa qaatay ee helay? miyay iga qatoobeen? Hoorintii habalaha calankan qaayaha lahoow qudhada badhkeediyoow waxaan kuu qabo jacayl qiyaas kuma koobi karo hadday caanuhu qubtaan illayn dabadood la qabay waxaan diray qaylo-dhaan saadaal wacan baan qabaa sidaa ku-calool qab Beytkii afraad Dr. Beileh (4) Talo wey qallibantoo waxa qaatay beledkii qasnadihii la oogsaday qawleysataa timid yamyam iyo qadaad weyn quraafaadka beenta ah qaybqaybta maahda ah qalbiyada daciifka ah ku qadhaabanaysoo qofna aan canyn iyo ilma qaabaqowsyeyn qisadeennu waa taas waxan kugu qancinayaa qiil kaaga dhigayaa in kastooy qadhaadhahay Qadder weeye eebbee inaad qaadataa furan anaa kuu qareenoo kula qaadi heestii maxaan ku qabytaa sheeg Calankii (4) waxaan quudhsanjirey beri, ka qashaafijiray hore qasab ma igu noqotoo dani ma igu qabatoo dullinimo ma qaayibay ! qayrkay ma tuugsaday! ma hantiyay cad* (hilib) quudheed Qacda waranka feedaha Qaniinyada halka i mudan Weli maan qandhaysnahay! Waabay qadhaadh iyo ma qantuugay jahanama wakhtigaa is qallibayee anay qoontu igu taal maxaad haatan ii qaban ma adaan ikala qubin qudhu ha’iga socotoo maruun aaan qarsoomee qarka ma’iska tuuraa Hoorintii habalaha calankan qaayaha lahoow qudheyda badhkeediyoow intaan kuu qabo jacayl qiyaas kuma koobi karo hadday caanuhu qubtaan illayn dabadood la qabay waxxa diray qaylo dhaan aadaal waxcan baan qabaa sidaa ku-calool qabow Dr. Abdirahman Beileh Email: a.beileh@afdh.org ----------------------------------------------- Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 18, 2014 <cite> @YoniZ said:</cite> dp I endorse this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 18, 2014 <cite> @YoniZ said:</cite> Waxaan filayaa in aysan jirin cid kufaraxsan sida ay wax udhaceen, iyo 55 xubin oo qol qaadaba laheyn, iska daa in la maamulo. Qofka wax fiican kasugayey madaxweyne kufaraxsan in marka uu xaajo gudanayo ay tahay in askari Ugandhees ah uu sii kaxeeyo, markii horeba wuu qaldanaa. Ayadoo ay taasi jirto, hadana waxa naga maqan hadii aan Maryooley nahay, qaab dhaqanka umadaha jabka uu kudhacay iyo sida ay uga baxaan jabkaas. Waxa muhiim ah badbaadinta jiilasha soo socda oo ah waajib saaran jiilka maanta jooga ama siyaasad toos ha uu jiraan, ama cyberka ha kaga jiraanbee, talaabooyinka lama huraanka ah waa: 1- In la qiro lana rumeysto in Maryooley ay jabtay dhinac kasta. 2- In la ogolaado sida hadda ay xaaladu tahay - Madaxweynaha wadanka waa Nick Kays, ciidanka rasmiga ah waa Amisom, wasaaradaha rasmiga ah waa hey'adaha qaramada midoobey ee wadanka ka howlgala. 3- In laga shaqeeyo sidii wax looga badeli lahaa xaalada dhabta ah ee jirta, lana qaado talaabooyinka la awoodo hadda, kuwa aan la awoodina waqtigeeda iyo jiilkeeda loo gudbiyo si ay ayagu halkaa uga sii wadaan. 4- Isbedel walba oo dadka loo diyaarinayo waa inuu ku dhisan yahay: - Nabad. mid aan dagaal lagu gaarin, maadaama umadan ay u baahantahay in ay kasoo kabsato dhiig bixii badnaa iyo wayraxa uu keenay dagaalka badan, si jiil maskax fiyow oo nabad ku barbaara loo helo. - Isfahan. iscafin buuxda, iyo isfahan dhab ah oo la dhix dhigo umada ayadoo lagabilaabayo heer degmo, heer gobol, heer qabiilo. Waxa asaas u ah isfahanka, in dadka la fahansiiyo xaalada dhabta ah ee wadanka ka jirta. 5- La dagaalanka jahliga. sabata ugu weyn ee maanta Maryooley loo heysto waa aqoon la'aanta dhicyada nolosha oo dhan. Howshan waxa masuuliyda ugu wayn ay saarantahay dadka waxbartay oo inta badan dibada ku dhaqan, waxa ugu yaraan ay dadka gudaha lawadaagi karaan sida umadaha kale u noolyihiin iyo waxa bud-dhiga u ah nolol ku dhisan, ixtiraam, isfaham, iyo wada noolaansho bulsho. 6- Abuurid fursado shaqo, qof kasta oo aqoon leh, xoogaana heli kara, ha isku dayo inu abuuro fursad shaqo ay kafaa'iideysan karaan in kabadan hal qof, shrikad hadii aad wax ku darsanaysid su'aalaha ugu muhiimsan haka mid noqoto, inta shaqo ay wadanka gudihiisa ka abuurayso shirkadaas. 7- Baahin niyad/rajo waanaag. dadka dibada jooga iyo kuwa gudaha jooga ee waxbartay, waxa saaran waajib ah in ay baahiyaan niyad wanaagsan iyo rajo fiican, si jiilasha soo korayo ay ugu barbaaraan jawi fiyow. Hadii, eedeyn, rajo xumo, xumaan sheeg, iyo ciil iyo cuqdad abuurid ay wax dhisi karaan, waxa maanta aan heyno waa miraha arimahaas. Su'aasha aan rabo in aan weydiiyo saaxibada kor arigtidooda ku cabiray iyo reer SOL dhamaan waa: Waad aragtaan meesha xaalku marayo, shakhsi ahaan muxuu yahay waajibka ku saaran, si aad xaalkaas wax uga badashid? Quote Share this post Link to post Share on other sites