Samafal Posted December 20, 2013 Hassan will most likely praying for fumbling Faroole as he thinks he can outplay him as he is doing now. Gaas win for Puntland will rise the Puntland profile and will have quite shrewd man to deal wiyh, something Hassa will not favour. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted December 20, 2013 Gaas is the only one that can lead Puntland out of this quagmire. He has the experience, knowledge and is a nation builder at heart. He did it for Somalia, he can do it for Puntland for sure. Faroole has had his chance and he squandered it. No sense in giving him another. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted December 20, 2013 Xaaji Xunjuf;991719 wrote: Oday I told kenyans to but out sl internal affairs pirates can comment on sl affairs. I have no problem with pirates the muqdishaawis to comment on sll issues . Just kenyans not. That's discrimination!, I will call Johnnie in Nairobi to comment on this! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 20, 2013 Gooni, Awoowe farqiga qabaa iladda soomaaliyeed u dhexeeya waxaa ka mida, waxaa jira qabaa illo lagu abaabulo, laguna abuubalay , reer hebel baa idin xukuma, oo idinku wax ma xukumi kartaan. Qolo hebel baa xukunka iskaga laalabata. Dabadeedna waxaa dhacda in reerahaasi iyagoo muranka fadhi-ku-dirirka ka jawaabaya ay dagaalo iyo xasarado galaan. Waa wixii USC xamar u aastay , oo iyagoo ku ladan oo ah cidda keliya oo Maxamed Siyaad ka faa idey ay maalin qura hoteeladoodii qurxoona, iyo wixii hay'ad iyo haybad dawlo ee Xamar lahayd dhulka ula simeen, si loo yiraahdo wallee waa rag inay wax xukumaan mooye, iyaga lama xukumo Waa aan sii fogeyn mid gabay noocaas reer Puntland damcay inuu doodaas raqiiska ku kiciyo oo wuxuu yiri: Cumar iyo Cismaniyo nimaan Cigale kuu sheegan Asaan Ciise Maxamud ahayn cududa reer Faarax Cagta saari waa dawladnimo caynkastooy tahaye Shirshooroo camiran maalinba caynka loo rogaye Cabdiqani garaad iyo raggii caan ahaa tage Ka carooyey Xaabsade sidii loo calaanjiyaye Casar bay Saleebaan eryeen kana codeeyeene Wiilkii caddaa ee tukaha laga cashaysiiyey Caydiid sidaa looma dhugan waana reer Caliye Gabaygaasi waa intii Gooni oo afmaali ahi oran lahaa. Laakiin waa caato, oo waa dood hoose. Nafna ma leh. Hadalkaagu wuxuu daaranyahay dhaqanka ari jirka ee dadka inta aan isku kalsoonayn lagu dagaal geliyo inaad Puntland iyo anagaba nagu daydo. Laakiin dhaqan iyo taariikh baadan dhaafi karinoo, meeshaa Allaah baa fadli siiyey (nabad iyo kala danbayn), waxaana la gudboon inay intaas xusaan oo ilaah u mahad celiyaan. Aniga kula hadlaya hadda waxaan u malaynayaa in magaalada aan Maraykan ka deganay ay habar xuni ugu sarreyso , laakin ficil iguma jiro. Maxay taasi ku dhacday oon xukun habreed u ogolahay anigoo ina hebel sheekh hebel ah ? Wacyi iyo xadaarad weeye jawaabtu. Taas fahan awoowe , oo cumar udaa hadduu xukun rabo kolba wax tar mooye wax kuuma uu dhimayee. Korna ufoof Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 22, 2013 Dr xiin,, soomaalidu waa geel jir iyo ari jir dhaqankoodu halkaas ayuu ku arooraa gubaabintooduna way sahlan tahay hadii la tuso cadaalad daro Qiil kuu noqon mayso umad nabad jecel oo karam iyo karaamo leh inaad uga faa'iidaysato sidaad doonto ama talada ugu saraysa jifo kaliyaa iska leh. Aqoon yahanku caadooyinka xun xun wuu badeli karaa haduu geesinimo iyo wadani nimo la yimaado xeeradaan sedexda nin kaliya ha laga dhex qaado intay goori goor tahay Ku dayo puntland haday sidaa noqoto calasow'na jilicow badelo,kaluunki weynaa kii yaraa cuno qaran lugo fiican la heli maayo aragtidayda Gabaygaan waranle waa gabayadii qarnigii 20aad wakhtigiisiina maahayn, maaraha siyaad baa ka dhigay maato caano leh yaa lasoo dhagaystay kii hadraawi uu lahaa gubaabadii usc'da,,, hadii xoogga doorkaa caqli loogu dari'laa ileen dumar ma dhaansheen hoheey geelu muu dido Gabayadaas horaa loo soo dhagaystay geedkaas ha la waraabiyo yaan la gubin oo yaan la goyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites