xiinfaniin Posted December 18, 2013 That is the last report Ina Xaawo filed from Wardhiigley. Hassan Sheekh is leading the congregation. Hassan's favorite candidate is unknown but we have cues from Villa Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 18, 2013 xiinfaniin;991578 wrote: That is the last report Ina Xaawo filed from Wardhiigley. Hassan Sheekh is leading the congregation. Hassan's favorite candidate is unknown but we have cues from Villa Somalia Hassan probably favors the former CEO of Golis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 18, 2013 Xiin,, muqdisho wax yar baan soo moogaa runtii horumar la taaban karo yaa ka muuqday dhanka dhaqaalaha waxbarashada caafimaadka guryihiina dayac tir baa lagu waday shacabkuna waxay rajaynayeen in taalooyinkii sayidka ,axmed guray ,maxamed soomaali ,xaawo taako lasoo celiyo dhanka siyaasadda waxaad moodaa in laga gudbay xiligii faroole nairobi ku hor mari jiray iyo mahiigga xiisana looma hayn jifo madaxweyne dooranaysa, dawladaan waa rasmi waxayse gacanta u gashay la teliyaal mayal adag, aad bayna ugu adkaatay inay marshada labaad bedasho Dhanka dagaaladda waxaad jirtay in roobab badan ka da'een soomaaliya sida caadadu ahaydna laysugu yimaado daaqa geellay fara badanbaa usoo guurtay shabeelada hoose beeralaydiina way dhibsadeen geelaydu xaqbay u leedahay inay meeshay doonto u guurto waa dalkoodii waxaase xaq loogu leeyahay ayagana inay beerta ka ilaaliyaan ama ka duwaan. Odayaashii dhaqanku baarlamaankay galeen cidi ma harin ama kursigiibuu fariistay ama waa la taliyaha dibutaatiga, dawladiina weli iskuma filna arimahaas oo dhan baa is dhex yaalay, soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ruqo ninkii lahaa saynta uga istaagay ma kacdo war waakeer,,, adigu nabad ma sheegtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted December 18, 2013 Faroole believes that he will prevail after consulting with his shamans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 18, 2013 Gooni, nabad boowe 1- Doorashada Puntland jiffo ka weyn 2-Dagaalka Shabeelada Hoose doogsin raac ka weyn Labaduba waxay daaranyihiin miisaan sayaasadeed oo Soomaali dhexdeeda waa tan Puntland e, iyo foosha federalka soo idlaatay oo mandheertii u danbaysay soo dhaceeda la sugayo waa tan Shabeelada hoose Awoowe wax ma harin, Hassan waan u duceeya inuu fahmo meesha Soomaali marayso oo uusan sidii Cabdulqaasim bahashu kaga dhammaan, in ducadayda la aqbalaa la arkaa. Haddese bahashu sharafteedu Garooway taallaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 19, 2013 Waa runtaa awoowe puntland waa dhul aad u balaaran laakiin ha ag dhigin koonfurta dad ahaan waa adigoo wiilashaad dhashay u qaybiyay waraaqihii ay kugu dooran lahaayeen macnaha jufadu waa taas si kale ha u qaadan musharaxiintoo dhan lix oday bay kala tirsadaan waxba usuma jiraan ilaa iyo hadana waa la balaarin la'yahay dakadoo yar darteed tan dagaalada shabeelada hoose wax macnaa kama bilaaban dadka waxaa lagu ridaa buufis sida reer south africa waxayna bilaabeen guux iyo hindi baa noo timid waxayna ka faa'iidaysteen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted December 19, 2013 I am praying for Faroole Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted December 19, 2013 Faroole doesn't need enemies, he is an enemy unto himself! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2013 Faroole wil win the elections cabdi cawar will be shamed again. Faroole 2014 for puntand. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 19, 2013 Gooni, Ilaahay Puntland waa barakeeyey, nabad iyo dawladnimo siiyey, taladana waa waafajiyey. Adiga iyo inta kula ra'yi ahi fadligaa ilaahay baxshay baad ka ciil qabtaan. Awoowe doorasha socotee, ama wax ku darso, oo guuxa xamar wax nooga sheeg, ama cuqdada aad Puntland ka qabto sheegsheegideeda aayar inta Jan 8 laga gaarayo. Taasi waa tii Puntland. Tan Shabeelooyinka , ama hindi ku sheeg, ama geelay daaqsin ay xaq u lahayd in xoolaha daajiso lagu cawryey ku sheeg, wallee meeshaa najjaase ka fay leh. Haddaan caqligaaga aqaanna, adoo ku baabay baa la arki oo meelan ogahay maamul gobeleed lagu kallifay ka amaamuday . Waase u joognaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted December 19, 2013 Xaaji Xunjuf;991687 wrote: Faroole wil win the elections cabdi cawar will be shamed again. Faroole 2014 for puntand. the HAG, the SNM and all progress-diids are praying for someone other than Cabdiweli. it is very telling. looooooooool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2013 Cabdi cawar cannot bring any progress he is a failed politician. Puntland needs a person like faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted December 19, 2013 Xaaji Xunjuf;991701 wrote: Cabdi cawar cannot bring any progress he is a failed politician. Puntland needs a person like faroole. I seem to recall you telling others to butt out of SL internal affairs?.....maybe you should take your own advice! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 19, 2013 Dr.xiinow ugu horayntii Maashaa allah intaad sheegtay iyo in ka badanba allaha waafajiyo awoowe, dhaliishu cuqdad maahan waxbaa laga faaiidaa hadii lagu dhaliilo waa meeshii maamul ka jiro. Puntland shacabkeedu dawladbuu ahaa intaan maamulba imaan ka hor, waa dad sharaf leh xasha lilah waayaradu yay isaga kaa qasmin Hala balaariyo maamulka jidka labada dhinac ha uga dego, dadka ha la simo, curad yaan la doonin aqoon ha la doono halayska wada arko laangaabku ha hogaamiyo laandheeraha sharcigana haloo hogaansamo ma doorkii cumar'baa yaan lagu murmin carabtu waxay tiraahdaa (albakhayl yakhsar maratayn) Hadaadan intaas la imaan sow jufo is dooratay noqon maysid ileen meel walboo jufo degto layskuma laayee? Waxaan qabaa anigoo ku hadlayo magacayga iyo magaca beelaha dulman oo dhan in cadiweli la doorto si uu wax uga badelo arimahaas kor ku xusan bisaylna loo gaaro. Shabeelooyinka wax weyn kama jiraan dadkaanu waa is leeyihiin hadaan luuqad kale wax kuugu sheego meel makala jiraan gaal kacyo markii dagaal ka dhaco dhanka soke oo xamar xiga baa laysugu yimaadaa intaad fedaraalka ku mashquulsanayd dadka koonfurtu is dhex galkuu baranayay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2013 Oday I told kenyans to but out sl internal affairs pirates can comment on sl affairs. I have no problem with pirates the muqdishaawis to comment on sll issues . Just kenyans not. Quote Share this post Link to post Share on other sites