Mooge Posted December 14, 2013 read the letter from the veteran Somali reporter Kolombo Madaxweyne Garguurte oo si uu dhibaatada Somaliya u sii fogeeyo u habar wacday Ra’iisalwasaare Damu jadiid ah, oo qabyaaladna ay biyo dhigatay Inta Xasan Garguurte iyo Damu Jadiid ay Somaliya hogaamiyeyaal u yahiin, Somaliya cadaabteedii aduunka, ayay ku qaadaneysaa Inaan maanta ka hadlo xaalka siyaasadeed ee Somaliya ka taagan, waxaa igu qasbey inaan umadeyda abaalka igu leh uga digo hagar daamada ay falkinayaan kooxda masiirka shacbiga Soomaaliyeed af duubtey ee Damu jadiid Waxaanan horseed ka noqon doonaa oo geed gaaban iyo mid dheerba u fuulayaa, sidii cadowgaas aadka u xun ee Damu jadiid dhibkooda looga suulin lahaa wadankayga aan jeclahay ee Somaliya Shacbiga Somaliyeedow muddo dheer baad hurdo ku jirteen, waxaa la joogaa xiligii aad gacmaha is qabsan laheydeen, masiirkiinana aad ka tashan laheydeen Kooxda yar ee Dam Jadiid intey qol isku soo xiraan, ayay shacbigeena sharafta leh ka iibinayaan inay isku qaateen Madaxweyne iyo Ra’iisal Wasare, tani maaha mid damiirka suuban ee Somaliga uu liqi karo Somaliyeey sanad ayaad ku aragtaan Damu Jadiid sidey ugu tunteen masiirkeenii ma waxaad sugeysaan in 3 sano oo kale ay dhiigeena jaqaan oo mustaqbalka shacbiga sharafta badan ee somaliyeed ay god dheer ku ridaan Baarlamaanka sharafta leh ee Soomaliyeed waxaan weeydiisanayaa ineysan codka siinin Ra’iisal wasaaraha cusub si Somaliya ay uga badbaado halis ku soo fool leh. Ra’iisulwasaaraha cusub ninka uu Garguurte u magacaawday ee Abdiwali Ahmed Mohamud wuxuu ahaa ninkii 1984-kii qoray liis ay ku jiraan arday baran jirtay Jaamacadii Gaheyr qeybta dhaqaalaha,kuna amray maamulkii xilligaas ee jaamacada in ardaydaas isku qabiilka ah dhamaantood jaamacada laga eryo. By Abdullahi Nur Kolombo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted December 14, 2013 this is unbelievable. the reporter said he will do whatever it takes to remove da**adiid from the country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted December 14, 2013 How many nicknames have one have - cusulow- qosole- gargure. I name the man as the somaliyan Napoleon . Kkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted December 15, 2013 I second that this ***** need 2B removed Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted December 15, 2013 sida muuqata kolombo waa laga been abuurtay qof ayaa magaciisa iska sheegtay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
thefuturenow Posted December 15, 2013 cadnaan1;991153 wrote: sida muuqata kolombo waa laga been abuurtay qof ayaa magaciisa iska sheegtay. Probably Mooge. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted December 16, 2013 This is absolutely fake!. Quote Share this post Link to post Share on other sites