Sign in to follow this  
Mooge

Scandal: two of the ministers in Qoslaye goverment are actually his blood relatives.

Recommended Posts

Mooge   

qoslaye wants his relatives to stay in the govemrent and that is the reason Saacid was sacked.

 

War sir ah: 2 Wasiir OO la soo ogaadey in MADAXWEYNE XASSAN Sheikh Wada dhasheen

WAAJIDPRESS -14 Dec 2013:

 

Dabagal dheer ka dib WAXAA la ogaadey in Aabaha dhalay Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdikariim Hussein Guled iyo Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Alasow wada dhasheen.

 

Xogta waxay xaqiijineysaa in Wasiir Guled Aabahiis Hussein Guled oo loo yaqiin Hussein Biyoole iyo Madaxweyne Garguurte isku hooyo yihiin.

 

Allaha u naxariistee Wasiir Abdikariim Guled aabahiis Hussein Guled iyo Madaxweyne Garguurte hooyada dhashay waxaa lagu magacaabaa Suuban Sebriye ,waxayna u dhalatay beesha hiiraan gaar ahaan Raaska *********.

 

Hussein Guled wuxuu u dhashay Baraxley clan,halka Hassan Garguurte u dhashay Unuka.

Hussein Guled iyo Hassan Garguurte,waxaa la dhashay oo naas hooyo la nuugay Caruur uu ka mid yahay Shire Cilmi oo u dhashay beesha Hiiraan.

 

Shire Cilmi oo ka mid ahaan jiray Ciidamadii Cirka ,ahna ninkii soo koriyay ee waxbarashada ka bixin jiray Madaxweyne Garguurte waxay walaalo yihiin Wasiirka Kheyraadka Badda Abdirisak Omar Mohamed,taas oo ka dhigan in Madaxweyne Hassan iyo Wasiir Abdirizak walaalo yihiin.

 

Shire Cilmi oo ku nool Dalka Norway lama oga galaangalka uu ku leeyahay awooda wiilka uu koriyay ee Hassan Mohamud Alasow maadama uu hada yahay Madaxweynaha Somalia.

 

Hassan Mohamud Alasow wuxuu ku dhashay Xaafadda Howlwadaag ee degmadda Jalalaqsi,wuxuuna yaraantiisii gaari dameer ku wedi jiray Aabahiis oo cuuryaan ahaa ,allaha u naxariistee Sheekh Mohamud Garguurte.

 

Madaxweyne Hassan Garguurte aabahiis oo Garguuran jiray wuxuu ku geeriyooday Muqdisho kadib markii uu jiiray ama dardaray gaari nuuciisu ahaa Jantadiyeesha xilli uu marayay agagaarka Ansalooti

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar Mooge naga daa dee. hadda ma waxaad leedahay Madaxweynuhu dameer buu wadi jirey?...Hadday taasi dhab tahay, he is the most lucky man in the Black Continent!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this