Mooge Posted December 14, 2013 qoslaye wants his relatives to stay in the govemrent and that is the reason Saacid was sacked. War sir ah: 2 Wasiir OO la soo ogaadey in MADAXWEYNE XASSAN Sheikh Wada dhasheen WAAJIDPRESS -14 Dec 2013: Dabagal dheer ka dib WAXAA la ogaadey in Aabaha dhalay Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdikariim Hussein Guled iyo Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Alasow wada dhasheen. Xogta waxay xaqiijineysaa in Wasiir Guled Aabahiis Hussein Guled oo loo yaqiin Hussein Biyoole iyo Madaxweyne Garguurte isku hooyo yihiin. Allaha u naxariistee Wasiir Abdikariim Guled aabahiis Hussein Guled iyo Madaxweyne Garguurte hooyada dhashay waxaa lagu magacaabaa Suuban Sebriye ,waxayna u dhalatay beesha hiiraan gaar ahaan Raaska *********. Hussein Guled wuxuu u dhashay Baraxley clan,halka Hassan Garguurte u dhashay Unuka. Hussein Guled iyo Hassan Garguurte,waxaa la dhashay oo naas hooyo la nuugay Caruur uu ka mid yahay Shire Cilmi oo u dhashay beesha Hiiraan. Shire Cilmi oo ka mid ahaan jiray Ciidamadii Cirka ,ahna ninkii soo koriyay ee waxbarashada ka bixin jiray Madaxweyne Garguurte waxay walaalo yihiin Wasiirka Kheyraadka Badda Abdirisak Omar Mohamed,taas oo ka dhigan in Madaxweyne Hassan iyo Wasiir Abdirizak walaalo yihiin. Shire Cilmi oo ku nool Dalka Norway lama oga galaangalka uu ku leeyahay awooda wiilka uu koriyay ee Hassan Mohamud Alasow maadama uu hada yahay Madaxweynaha Somalia. Hassan Mohamud Alasow wuxuu ku dhashay Xaafadda Howlwadaag ee degmadda Jalalaqsi,wuxuuna yaraantiisii gaari dameer ku wedi jiray Aabahiis oo cuuryaan ahaa ,allaha u naxariistee Sheekh Mohamud Garguurte. Madaxweyne Hassan Garguurte aabahiis oo Garguuran jiray wuxuu ku geeriyooday Muqdisho kadib markii uu jiiray ama dardaray gaari nuuciisu ahaa Jantadiyeesha xilli uu marayay agagaarka Ansalooti Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted December 15, 2013 waar Mooge naga daa dee. hadda ma waxaad leedahay Madaxweynuhu dameer buu wadi jirey?...Hadday taasi dhab tahay, he is the most lucky man in the Black Continent!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted December 17, 2013 funny @ Madaxweyna Dameer wadi jireey , that takes the biscuit. Quote Share this post Link to post Share on other sites