Dalmar1 Posted December 14, 2013 The actual story of whats happening on the grounds in GALMUDUG . M/weynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug General Cabdi Qaybdiid iyo wafti Maraykankan ah oo hogaaminayo ayaa booqday xirada Daraawiishta ee Indhaqaris. Waftigan oo ka socday dalka Maraykanka ayaa waxa ay ahaayeen quburo dhanka ciidanka oo ujeedadoodu ahayd inay kormeeraan ciidamada gaashaman ee Daraawiishta Galmudug, Ciidankan ayuu tababar oga socdaa xirada Indhaqaris oo qiyaastii inka badan 45km u jirta magalada Galkacyo Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Mudane Ahmed Baasto ayaa ka warbixiyay xaalada ciidanka Isagoo sheegay in ay wali tababar kujiraan hadana uu waqti yari u dhimanyahay, Ciidamadan oo ah kuwa gaashaamay ayaa loogu talagalay inay difaacaan deegaanka Galmudug' Taliyaha ciidamada daraawiishta Col. Xasan Timaweyne ayaa isna dhankiisa ka warbixiyay xaalada ciidanka waxa uuna sheegay inay wali jiraan ciidamo cusub oo dhawaan soo gaaray xirada loona bilaabay tababar isagoo intaasi kudaray in gaadiidka ciidanku ay diyaarsanyihiin, qaar kalena ay shaqo kusocoto. Ugu dambayntii madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug General Cabdi Xasan Cawale ayaa halkaasi ka hadlay ogana mahadceliyay taliska ciidanka shaqada wanaagsan ee ay qabteen, Waxaana lainka doonayaa howl hufan ayuu kusoo gabagabeeyay hadalkiisii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 14, 2013 What a cursed land. Looks very barren. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted December 14, 2013 Saalax;991084 wrote: What a cursed land. Looks very barren. People who live in glass houses shouldn't throw stones:rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted December 14, 2013 Do they call clan Millitia: Ciidamda Daraawiishta.hilarious!. Quote Share this post Link to post Share on other sites