Sign in to follow this  
Mooge

Abdiweli conquers Sanaag. Huge crowds everywhere he goes.

Recommended Posts

BADHAN:Badhasaabka Somaliland U Magacowday Gobolkaasi Oo Si Mug Leh Uga Qayb Qaatay Soo Dhawayntii Cabdi Wali Gaas Iyo

 

Calanka Somaliya Oo Markaliya Qabsaday Magaalada Badhasaabka gobolka Badhan Cabdixakiim Wahaabi ayaa la sheegay inuu shalay

magaalada Badhan ee Somaliland si badheedh ah ugu soo dhaweeyay Raysal Wasaarihii hore ee dawlada Xamar ee Somalia Cabdiwali Cali Gaas oo ka mid ah shakhsiyaadka isku soo sharaxay jagada madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, kaas oo isaga iyo weftiuu hogaaminayaa ay shalay soo gaadheen magaalada Badhan ee Somaliland. Sida ay Wargeyska Haatuf u xaqiijiyeen waxgarad ku sugan magaalada Badhan ayaa sheegay in Badhasaabka gobolka Badhan Cabdixakiin Wahaabi markii uu shalay soo

gaadhay deegaankaasi Cabdiwali Cali Gaas uu ku soo dhaweeyay duleedka magaaladaasi, waxaanay ilo wareedyadu intaa ku dareen in Badhasaabka Badhan Mr Wahaabi oo wata gaadhiga GT-ga ee dawlada Somaliland leedahay uu soo dhawayn ugu

sameeyay Cabdiwali Gaas, kaas oo la sheegay in dad badan oo ka mid ah waxgaradka deegaankaasi ay si weyn uga yaabeen falka uu ku kacay Badhasaabku oo ah masuulka ugu sareeya ee dawlada Somaliland uga wakiilka ah gobolka Badhan, waxaanay wararku

intaa raaciyeen in Badhasaabka Badhan walaalkii uu ka mid yahay xubnaha ololaha ugu jira jagada gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Dhinaca kale xukuumada Somaliland ayaan ilaa hada wax talaabo ah ka qaadin murashaxiinta Puntland ee sida badheedhka ah deegaanada bariga Sanaag uga dhigtay goobo ay ku ololeeyaan, isla markaana ay ku sheegtaan in bariga Sanaag uu ka tirsan

yahay maamul goboleedka Puntland. Xukuumada Somaliland ayaa iyadu kaga mashquulsan dhaqdhaqaaqyada iyo shirarka

xisbiyada mucaaridku ay ku yeelanayaan xarumahooda sidii ay isha ugu hayn lahayd,.

 

Gaas3.jpg

 

Gas reaching far beyond enemy line to be elected Good to see the blue white flag raised San

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this