Ducaysane Posted December 10, 2013 It is confirmed that Abdiwaxid Elmi Goonjeex will be next prime minister Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 10, 2013 Source and who confirmed it and from what region is this goonjeex Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted December 10, 2013 My sources from Villa Somalia told me that Goonjeex will replace Saacid. He is from D blog Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted December 10, 2013 ^ He didn't ask from which block :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted December 10, 2013 I think he is from Galgaduud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted December 10, 2013 Hada waa reer Kismaayo or Jubaland Quote Share this post Link to post Share on other sites
magicbird Posted December 10, 2013 Another corrupt politician. Somali politician= will always be a dog. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 10, 2013 I know the clan ducaysane I just wanted to know if he was from garowe or garbaharay I guess garbaharay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted December 10, 2013 His clan is unncessary in today's Somalia, what Somalia needs is a competent and capable Minister with the right education. Anyways, I doubt he won't be from any other than the corrupt Dam Jadid cult. Qoslaye will avoid anybody whom he deems a challenge to his grand design for Somalia, namely division, backwardness, poverty and constant begging of his masters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted December 11, 2013 maanta ayaa la ogaan doonaa qofka uu noqon doono Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jira soo magacaabida Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Soomaaliya, isagoo soo gaba gabeeyay wada tashiyo ku saabsanaa soo magacaabida iyo tilmaamaha laga rabo inuu yeesho qofka uu u magacaabi doono. Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu wado in Madaxweynaha uu ku dhawaaqo Ra'iisul Wasaaraha cusub, iyadoo lagu wado in gelinka dambe ee maanta la magacaabo. Madaxweynaha ayaa shalay wareysi la qaadanayay xubnaha soo gudbiyay codsiyada ee dadaalka ugu jira in loo magacaabo Ra'iisul Wasaare, waxaana musharax walba uu kulanka la qaadanayay in ku dhow nusa saac. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in gelinka dambe ee maanta u ambabaxo magaalada Nairobi oo uu uga qeyb geli doono xuska maaliyada Xoriyada Kenya, iyadoo ay dhici karto ka hor inta uusan bixin uu magacaabo Ra'iisul Wasaaraha. Ilo wareedyada ayaa sheegaya in laga yaabo Madaxweynaha uu ku dhawaaqo gelinka dambe ee maanta ama maalinta berri, hase ahaatee waxay u badan tahay in todobaadkan gudihiisa aysan dhaafi doonin. Warar la isla dhex marayo ayaa sheegaya in xilka Ra'iisul Wasaaraha ay ugu cad cad yihiin Xuseen Cabdi Xalane iyo C/waaxid Cilmi Goonjeex, oo horay xilal Wasiiro uga soo qabtay Xukuumadihi hore. Labadan nin oo isku xigay ayaa shalay ka mid ahaa shaqsiyaadkii uu la kulmay Madaxweynaha ee uu wareysiga ka qaaday, kana dhageystay qorshahooda hadii loo magacaabo xilka Ra'iisul Wasaaraha. Lama oga ilaa iyo hada cida uu Madaxweynaha u magacaabi doono Wasiirka Koowaad, iyadoo ilaa labaatameeyo musharax ay codsiyadooda ay ku dalbanayaan in loo magacaabo Ra'iisul Wasaare ay u gudbiyeen xafiiska Madaxweynaha. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted December 11, 2013 warkaan waxaa soo qoray kismaayonews haduu run noqdana waa nasiib daro aad weyn. Dagdag: Xuseen Cabdi Xalane oo loo magacabayo RW Published: December 11, 2013 Wardagdag oo naga soo gaaraya xarunta madaxtooyada ayaa sheegaya in Xuseen Cabdi Xalane saacadaha soo socda loo magacaabayo Raisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Waxii kasoo Kordha dib kala soco. Xalay ayaan qornay in Goojneex ugu horeeyay tartanka ayaa ugu horeeyay balse saacad aha soo socda ayaa lagu dhawaaqi doonaa raisal wasaaraha cusub inuu noqdo Xuseen Cabdi Xalane. Wararka ayaa sheegaya in markii ay soo baxday in Goonjeex loo wado raisulwasaaraha ayaa xalay dawladda Ethiopia soo dhexgashay kuna cadaadisay in Xalane lagu baddalo haddii ay Soomaalia Ethiopia Xariir ka rabto taasaana khasabtay isbaddalkan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 11, 2013 Waayo xalane ma nin xun baa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted December 11, 2013 Ku tidhi ku teentii fadhi kudirirka iyo mashaqaystaha iga dheh waxan oo dhan Quote Share this post Link to post Share on other sites
thefuturenow Posted December 11, 2013 Wararka ayaa sheegaya in markii ay soo baxday in Goonjeex loo wado raisulwasaaraha ayaa xalay dawladda Ethiopia soo dhexgashay kuna cadaadisay in Xalane lagu baddalo haddii ay Soomaalia Ethiopia Xariir ka rabto taasaana khasabtay isbaddalkan. I pray that this is not true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 11, 2013 thefuturenow;990734 wrote: I pray that this is not true. Waa macquul oo dhici karo. The other day I was reading the 'required' credentials of ra'iisul wasaaraha cusub from madaxtooyada. It seemed it was an official document and one of the top requirement expected from anyone seeking this position was s/he 'must not' have any conflict or enemity with neighbouring countries (read: Xabashida iyo Kuukaayada). Saas ayaa noo dambeysay Soomaali haddaa nahnay, and some are happy to be subjects of Xabashada iyo Kuukaayada than in mid Soomaali kalo u taliyo in midnimo iyo walaaltinimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites