Haatu Posted November 29, 2013 Another man with a famous poem who's also unfortunately another victim of maansabooli. Cali Oday: - Lix meeshaad ku joogtaan dagaal, laabta ka ogaada - Haddii luqunta kore laydin jaro, lugaha meermeersha - Luxdanaanta kama soo hadhee, laliya duulaanka - Lalabaha sidaad ugu waddaan, laba jibaar geeya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 29, 2013 And now for the most eloquent concession of defeat in history. The diradiraale, Cali Dhuux Aadan: - Gunbaan ahay ganbo-cad baygu xidhan, iyo gar naagoode - Gaashaantimaha sidoodoo kalaan, guur u sugayaaye - Aniga iyo hablaha loo galmoodo, waan gudboonahaye - Jeer oon ganboolka iska rido, guudka iga saaran - Ogaa.deenka noo soo gabyoow, waa gar xaajaduye Another funny one of his: - Aniguba gankaasaan ahoo, way gablamiyeene - Gadhcaddiyo Casayrow maxaa, reer la guban waayey - Giddigood Ogaa.deen maxaa loo, gondoli waayey - Gaar ahaan Abraahiin maxaa, loo ganbiyi waayey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 29, 2013 And now for a touch of wisdom from Cali Muxumed Gaas: - Nin saboola iyo awrba way, sahal dhaqaaqaane - Labadaba haddaan seeto celin, socod ma daayaane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 29, 2013 Cabdullaahi Suldaan Timacade: - Garbaduub haddii loo xidhood, gaadhna ka ahaato - Gacantii nin lihi goynayaa, waa gumudantaaye - Nin walaalkii geed ugu jiraa, geesi noqon waaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allowitaageer Posted November 30, 2013 Haatu;988311 wrote: This very funny verse comes from Maxamed Cumar Dage, I hope someone can shed light on the story behind it. Wuxuu u tiriyay xaaskiisa, labadaba Allaha unaxariistee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allowitaageer Posted November 30, 2013 Boqorka Halqabsiga waa Dhoodaan, Allaha unaxariistee. Isagoo ka hadlaya dowladii kacaanka sida ay ula dhaqantay dadka qaar, waa kii lahaa., Nimaan teerigaaga iyo jecleyn toorri aad xidhato Tunbukh ileen kuma yaal tobanlayaal iibso....... Tunbukh iyo Tobanle waa qoryo berigaas jiray magacyadood, wuxuuna ka wadaa, ninba kuu diiday inaad toori xidhato, miyuu qori kuu ogolaanayaa........ Waa xaqiiiq Quote Share this post Link to post Share on other sites