malistar2012 Posted November 16, 2013 Deg-Deg: Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo kulamo gaar gaar ah leh ururada bulshada iyo xildhibaanada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha dowlada federalka Soomaaliya ayaa kulamo gaar gaar ah la leh xubnaha baarlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Wararka ugu dambeeya ee ka imanaya madaxtoyada ayaa sheegaya in ra’iisula wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon uu kulan la leeyahay xubno ka socda baarlamaanka ee ka soo jeeda beelaha *******, sidoo kale madaxweye Xasan Sheekh ayaa waxa uu kulamo la leeyahay siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Labada mas’uul ayaa waxa ay wadaan dadaalo kala gaar gaar iyadoo wararku ay sheegayaan in madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlayo xildhibaanada baarlamaanka in arrinkan uusan ahayn in la geeyo baarlamaan balse uu yahay mid ku salaysan arrimo siyaasadeed, halka uu ra’iisul wasaare Saacid uu doonayo in arrinka lagu kala baxo baarlamaanka, iyadoo guuxa Muqdisho la isla dhex marayo in ra’iisul wasaare Saacid uu haysto xubno badan oo baarlamaanka ka tirsan oo taageeraya marka loo eego madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Khilaafka u dhexeeya madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo galay toddobaadkii labaad ayaa u muuqda mid si xowli ah ku socda iyadoo labada mas’uul uu mid walba uu aad ugu dadaalayo in uu helo taageero badan. . Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cadale Posted November 16, 2013 If saacid succeeds the EU donors wont send $$ to the government lol they told hassan sheikh to sack saacid because of this corruption scandal thingy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted November 16, 2013 ^^ war suuq miyaa mise waa war rasmi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cadale Posted November 16, 2013 war rasmi waaye lol. I got this info from a soler whose mother is in the presidents close circle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
thefuturenow Posted November 16, 2013 Malistar, Shirdoon won't make history. But Casha Cilmi will. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Deeq Posted November 17, 2013 thefuturenow;986340 wrote: Malistar, Shirdoon won't make history. But Casha Cilmi will. Somebody needs to stop this women. A tribalist, mafia associated women with spies all over the presidential palace, her major asset being Kamal Gutale. Quote Share this post Link to post Share on other sites