Mahiigaan Posted November 16, 2013 Runtii the bad guy dhulkuu la dhacay reer Konfureedka, inuu cagta u yar dhigay ahayd ama si kale haddaan u dhigo - dhinaca lahjadda Muqdishu - inuu ka yare qalleeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted November 16, 2013 Typo Bald guy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted November 16, 2013 Punch of dawladiid qabilist they are , why do they hype up clan states but down play or discard SFG progress and achievement.......... As days go by SFG are getting stronger and reaching as far as Galkacyo , Economic in south is booming surplussing both Puntland and Somaliland . Mogadishu the Somali Nation Capital is once again regaining its beauty and will soon be the Commercial hub of East Africa . Miltary wise Mogadishu Port and Airport is busy everyday new moderate weapons are reaching The Somali Arm Force , Once the President Hassan Gives Green light Thousands of Troops are ready. a lot of people are going to be in for a surprise what President Hassan Shiekh Maxmuud Co are Cooking For Somalia , And how events are folding President Hassan is Succeeding in achieving his Plan. Jubba admin was the hardest political obstacle facing SFG they achieved solving the issue . No other entity or Administration From Galkacyo to Kenya border are obstacle to SFG in fact they are either hand picked by SFG or a strong alliance of the SFG . Saraakiishan ka socota wasaarada gaashaandhiga ayaa la filayaa iney booqdaan deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Mudug si ay usoo diiwaan geliyaan ciidamo cusub oo ka mid noqondoona ciidamada qalabka sida, waxeyna hore usoo booqdeen xerooyinkii ciidamada ku lahaayeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Daawo Sawirada Ciidamada Ahlusuna oo lagu biiriyay ciidamada dowladda iyo Xerada 21aad la furay Munaasabad ballaaran oo dib loogu furayay Xerada Ciidamada Xoogga dalka ee 21-aad ee Magaalada dhuusa-mareeb ayaa Gelinkii dambe ee Maanta lagu qabtay Dhismaha xaruntaas oo ku taalla magaalada dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud iyadoo si rasmi ah xarigga uu uga jaray dib u furitaanka Xerada Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen.C/Risaaq Khaliif Cilmi ,waxaana munaasabaddaasi goobjoog ka ahaa,Saraakiisha Taliska Xoogga dalka ee 21-aad,Saraakiisha sarsare ee Ahlusunna Waljamaaca ,Odayaasha Dhaqanka,siyaasiyiin iyo martisharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda. One Chain of Command the Game is over only one year kkkkkk God-bless President Shiekh Maxamuud Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted November 16, 2013 lol@ dowlad diid reminds alot about kacaan diid. good to see the old slogans are reused for new regime in villa som Quote Share this post Link to post Share on other sites