Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Faroole we will evict the galmudugians from galkacyo + Mogadishu admin is causing instability.

Recommended Posts

DHAGAYSO FADEEXADA:Faroole Galmudug Nalama Degananayso galkacayo Waa Ka Rarayna Ama Muqdisho Ha U Guureen,Dagalki Muqdisho laga Abaabuley(Maqal)

 

Mamulka Puntland Iyo Maamulka Galmudug Ayaa Maanta Dagaal ku Dhex maray Qeybo ka mida Gobolka Mudug waxana Wararka Sheegayaan Inay Dad badani ku Dhawacmeen dagaaladaasi Oo isku eedaynayaan labada Dhinac Inuu Weerarka Geystey.

 

Hadaba Puntland ayaa Hadal yaab leh Kasoo sartay Iyadoona Sheegtay Inuu badatay dagaalka Galkacayo oo muqdisho laga Soo abaabulo waxana galmudug Ku Amreen Inay Muqdisho u Guran madama galkacayo Sheegtay Puntland inay maamulayso iyada.

 

wasir Ku xigeenka Amaanka Puntland Oo isaga Shir jara’id qabtay ayaa cadeyey inay guulo ka Gadheen dagalkaasi o lagu Soo qaday waxana Uu sheegay Inay dad badan Ku dileen.

 

http://horufadhi.com/dhagayso-fadeexadafaroole-galmudug-nalama-degananayso-galkacayo-waa-ka-rarayna-ama-muqdisho-ha-u-guureendagalki-muqdisho-laga-abaabuleymaqal/

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Xaaji Welcome back marka hore,

 

Marka xiga, waxaan is moodsiiyey markii aan arkay dib u soo noqoshada Xaajiga in caadooyinkii duugoobay aad dib uga noqotay.

 

Su'aal?

Ma dhageysatay codka maqalka ah?

 

Hadii jawaabtu ay tahay haa, bal dib u sax cinwaanka, meesha Faroole kuma jiro hadalkiisa, iyo weliba waxa aad cinwaanka ka dhigtay midna.

 

Fadlan, iska hubi warka i.e. dhageyso wixii maqal ah kahor qoraal noocaas ah soo galintiisa madasha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this