Sign in to follow this  
malistar2012

Shirweynaha dib u Heshiisiinta Gobollada Jubbooyinka oo la filayo in maanta gellinka dambe uu ka fur

Recommended Posts

Hawdian   

^ lol that link was to show that even the galg lots are making a claim for Kismayo . It seems that an agreement has been reach for now. Nabadoon Diiriye seems happy. Lets see if they bring the people who killed the Doctors without border workers to justice.:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Hawdian;984544 wrote:
^ lol that link was to show that even the galg lots are making a claim for Kismayo . It seems that an agreement has been reach for now. Nabadoon Diiriye seems happy. Lets see if they bring the people who killed the Doctors without border workers to justice.:cool:

The guy himself needs to be arrested for inciting hatred.

 

Good to see folks agreeing for once.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2013115635192259328823674DSCF3988.jpg

 

2013115635192262229338351DSCF3960.jpg

 

 

Anigu qof walba oo wax iga sheegay waan cafiyay, aniguna waxaan doonayaa in la I cafiyo, waayo wax badan baa iga dhacay,” ayuu yiri Sheekh Axmed Madoobe oo xusay inay dib ugu laaban doonaan Kismaayo iyagoo gacmaha is-haysta.

 

Hoggaamiyaha Jubba ayaa sidoo kale sheegay inuu rajeynayo inay isugu keenaan Kismaayo gabi ahaan maamullada gobollada dalka oo dhan si uu u dhexmaro wadahadal iyo is-afgarad.

 

2013115635192260227593528DSCF3942.jpg

 

Guddoomiyaha Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo isaguna hadal ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in Muqdisho ay ergooyinka ka yimid gobollada Jubbooyinka soo dhaweynayso.

 

“Muqdisho iyo Kismaayo way isku xirmeen. Gobol wax noqon karana ma jiro iyagoo aan ku xirnayn Muqdisho, sidoo kalena Muqdisho waxba ma noqon karto iyadoo aan ku xirnayn gobollada dalka,” ayuu yiri Tarsan.

Congrats to the SFG and the Banadir Admin for holding such wonderful event that will cement peace stability in south Somalia . We are witnessing the benefit of having Government .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heshiis lagu gaaray shirkii Jubooyinka

5 Nov 5, 2013 - 5:30:13 AM

Shirka Gobolada Jubbooyinka ee ka socda Muqdisho ayaa lagu gaaray heshiis dhameystiran, iyadoo qodobadii looga dooday sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay looga dooday arimo badan uu amnigu ku jiro.

 

Ergooyinka shirk aka qaybgalaya ayaa waxay maalmihii uu shirku socday ka doodayeen qodobo ay ka mid yihiin muuqaalka uu yeelanayo Maamulka KMG ah ee Jubba iyo sidii nabad loogu wada-noolaan lahaa.

 

“Qodobadii shirka looga dooday waa lagu heshiiyay, maanta waxaa looga hadlay Amniga iyo sidii Ciidamada ku sugan Gobolada loo Qarameyn lahaa” ayay yiraahdeen xubno ka mid ah Ergooyinka shirka ka qaybgalaya.

 

“Waxyaabaha aadka loogu farxo ee lagu heshiiyay waxaa ka mid ah in dadkii ka barakacay Kismaayo xiliyadii dagaaladu socdeen ay dib ugu soo laabtaan lagana wada-shaqeeyo Amniga” ayuu yiri Mid ka mid ah Ergada ka socota Jubooyinka.

 

Sidoo kale Shirka ayaa Waxaa lagu Go’aamiyay in Shir Labaad oo Awooda lagu qaybsanayo lagu qabto Kismaayo, inkastoo aan la sheegin waqtiga uu furmi doono, kaasoo ay ka qaybgeli doonaan dhamaan dhinacyadii horay ugu dagaalamay siyaasada.

Gelinka dambe ee Maanta oo Salaaso ah ayaa lagu wadaa in lasoo gaba-gabeeyo Shirka, iyadoo la qaban doono Xaflad weyn oo ay kazoo qayb-geli doonaan Wufuud ka socda Beesha Calaamka, dalalka Ethiopia iyo Kenya iyo Ururo uu ka mid yahay IGAD.

 

Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sh. Axmed Madoobe ayaa horay u sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in shirka uu noqon doono mid Jubooyinka u horseedi doona Horumar iyo Baraare.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this