Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Canuuni, raqeey, isbaandheys

Recommended Posts

Alpha Blondy;983096 wrote:
MMA,

 

is the term canuuni derived from kalmada cunug?

for goodness sakes....... won't someone answer my question? :mad:

 

it's not exactly rocket science eh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alpha Blondy;983096 wrote:
MMA,

 

is the term canuuni derived from kalmada cunug?

canuuni. i almost get mistaken to canbe caad..let alone your question to other bros;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Alpha Blondy;983096 wrote:
MMA,

 

is the term canuuni derived from kalmada cunug?

Guavabanana is your answer to your question inaar.

 

 

Canuuni has being my favorite fruit after of course Mircood iyo Misqool iyo Murug iyo Dhafaruug & Hobhob

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;983157 wrote:
Guavabanana is your answer to your question inaar.

 

 

Canuuni has being my favorite fruit after of course Mircood iyo Misqool iyo Murug iyo Dhafaruug &
Hobhob

i had some of that, once. good stuff. :P

 

surprised y'all don't call it boodbood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;983157 wrote:
Guavabanana is your answer to your question inaar.

 

 

Canuuni has being my favorite fruit after of course Mircood iyo Misqool iyo Murug iyo Dhafaruug & Hobhob

Mircood waa u kululaaa. Xamar markaa tagay sanadkaan midka gaariga igu kaxeen jiray ku iri mircood ii soo raadi. Xoogahoo isoo fiiriye asagoo fikiraayo, yacni qof mircood micnaheeda u goysay camal. Waxaa u maleynaa mircoodkii dalka lagama helo waayadaan oo dadkii ayaaba ilooway. Teeda kale mircoodka miro 'seasonal' ah muu ahaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Maskiin, mircoodka xilli kasta wuu baxaa, and can withstand heat as far as I remember, geedkiisa waa mature umana baahna hawo qaboow iyo roob toona laakin ooga dari meyso roob iyo wax qaboow, either way, mircoodka innaba caadi ma aheen, you remember well that dheecaankiisa haduu shaati cad kaaga daato inuu hallaabi jirey unless used some heavy stuff to remove it which was hard.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhafaruur, duqa :D

 

Raqay caloosha aa lagu socodsiinjirey, Canuuni was great always. Mricood wax daran aa cuna. Dhafaruur and hobhob was not from Xamar,and was a seasonal

 

MMA and Nuune ilaah uun baa ka weyn :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ Kolleey kuligeen oo la isku darey Abtigiis aa hal iyo eber na wada diraayo asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

 

 

That is right, dhafaruur and hobhob, khaasatan hobhobta waxaa laga keeni jirey Beledweyne illaa Godeey, saan xasuusto safara nooga imaan jirey xagaa iyo Bari inta badan hobhob ayaa hadyad naloogu keeni jirey, wixii dhafaruur ahna jubooyinka illaa Xagar iyo Amuume, labaduba ummadeena ma ahan macaankooda waad ashahaadan.

 

Anigu waxaan kaloon cuni jirey oo inta badan cayaalka ila yaabi jireen miraha geedka Ontorka, qaar baa dhihi doona ma miruu leeyahey,

 

tii-tiinkana mirihiisa asna waan laba liqi jirey walaw dadka ay inta badan qodxihiisa dartiis u nici jireen,

 

miraha garaska isna qolyaheyga ayuu ku jirey kolleey MMA dhowr jeer buu ka soo dhacey geedka garaska asoo is leh soo cantoobso mirihiisa.

 

maxaa soo harey, gobka iyo alaabtii kale ee beedaanka iga daa yaakhey xasuus mina janno aan galeyba,

 

buunjigana shaaha ama biyaha aan ku darsan jirney aka minal wareeraati, geedkoo oo asna magaciisa ii gooyey waaba dhuuqi jirey sidii sigaar intaa u daarano gudihiisa aa waxaa ku jiro alaaba qalabeysan even cayayaan dhintey iyo kuwa nool oo marka la daaro sanka aad ka sii deyni wax u eg qaacii hiroshima

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this