Dr_Osman Posted October 22, 2013 (War hadda soo dhacay) Madaxweynaha Somaliland oo maalmahan uu ku dhacay cudurka hilmaanka loo yaqaan ayaa ku suuxay xafiiskiisa,waxaana Kaameedda Wareegta ee Shacabkamedia ku guuleystay inuu helo sawir muujinaya,isagoo afka garoojo dawo ah looga shubiyo. Xiligii uu suuxayay Madaxweyne Silaanyo ayaa xafiiska waxaa la joogay Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Saleebaan Xaglatoosiye,wuxuuna diiday oo ka cudur-daartay Xaglatoosiye oo isku dayay inuu daawadda Madaxweynaha siiyo,balse wuxuu markii dambe ogolaaday inuu daawada oo jeebkiisa ku jirtay inuu siiyo Xogeyntiisa xafiiska oo markii dambe afka uga shubay daawo loogu tala-galay in la siiyo marka uu dareemo suuxdinta oo in muddo ah dhib ku heystay Siilaanyo. Qalinkii:Kaameradda Wareegta ee Shacabkamedia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted October 22, 2013 The prayers of Puntland are with Somaliland in this tough moment with they're president's ailments. Siilanyo illahi caafimad ha siiyo wuu buqa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted October 22, 2013 Dr_Osman;982558 wrote: The prayers of Puntland are with Somaliland in this tough moment with they're president's ailments. Siilanyo illahi caafimad ha siiyo wuu buqa. . Well maybe as a dooktoor you could go and help the old Mujahed. Note: It is haraam to lie doctor osman. dont let me catch U like this again sharaftada ilaaalso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted October 22, 2013 i told jacalybro that picture he was showing off here was embarrassing and it made the old man look compromised, violated and sick. lool. aaway lataliyihii odayga ee media u qaybsana. haduu Jacaybaro yahay, walagu khasaray. lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted October 22, 2013 This fake dr is obsessed to somaliland. Waa loo dhashaa somaliland! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted October 22, 2013 Mooge;982576 wrote: i told jacalybro that picture he was showing off here was embarrassing and it made the old man look compromised, violated and sick. lool. aaway lataliyihii odayga ee media u qaybsana. haduu Jacaybaro yahay, walagu khasaray. lol. Yeah it is a PR disaster as can be seen from this false and malicious report about his health lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
spartacus Posted October 22, 2013 this is fake, i didn't see any where or heard that silanyo had fainted, can you show us evidence rather than hating that much SL..haha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 22, 2013 I hope Faroole will not faint as well ............. Ku dayo ku dayo Quote Share this post Link to post Share on other sites