Sign in to follow this  
malistar2012

Feysal Cali Waraabe oo wal wal ka muujiyay nabadgelyada iyo jiritaanka Somaliland 08-10-2013

Recommended Posts

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa wal wal ka muujiyay nabadgelyada iyo jiritaanka Somaliland, isagoo ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo in aanu talada gacanta ugu jirin.

 

Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dad aan la soo dooran ay talada maamulka gacanta ugu jiraan, taasoo uu tilmaamay inay keentay in musuq maasuqi uu sii baaho, dimoqraadiyadii ay mugsi sii gasho.

 

"Waxaan wal wal ka qabaa jiritaanka Somaliland iyo nabadgelyadeeda, in Madaxweynaha aanu talada gacanta ugu jirin oo dad aan la soo dooran ay meesha hayaan, runtii Siilaanyo waa siyaasi rug cadaa aha, ma aqaan meesha ay wax ka qaldan yihiin"ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

Feysal Cali Waraabe ayaa inta badan naqdiya siyaasada Maamulka Somaliland, isagoo Madaxtooyada iyo Wasiirada uu si kulul uga weeraro qalabka Warbaahinta, waxaana inta badan hadaladiisa ay yihiin kuwo aanu la ganban.

 

Maamulka Somaliland ayaa muddo 20-sano raadinaya aqoonsi, tan iyo markii 1991-dii ay ku dhawaaqeen inay yihiin dal ka go'ay Soomaali inteeda kale, inkastoo wali wada hadalo ay u socdaan iyaga iyo dowladda Soomaaliya.

 

Somali news leader

www.jowhar.com

jowharcom@hotmail.com

golfyare@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland Admin Hits back on Feysal Cali Waraabe

 

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=bygC28xoMVI" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

wasiir ku xigeenka gaashaandhiga Somaliland States

 

Feysal Cali Waraabe was a bassasi ( Informer a Rat) working for Siyaad Barre kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

 

 

While Silaayno was jabhad a Hero veteran Who can do as he Pleases ..............

 

 

Things Are getting Hot In Somaliland

 

waraabe_kulan_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland Admin Hits back on Feysal Cali Waraabe

 

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=bygC28xoMVI" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

wasiir ku xigeenka gaashaandhiga Somaliland States

 

Feysal Cali Waraabe was a bassasi ( Informer a Rat) working for Siyaad Barre kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

 

 

While Silaayno was jabhad a Hero veteran Who can do as he Pleases ..............

 

 

Things Are getting Hot In Somaliland

 

waraabe_kulan_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this