Coofle Posted October 2, 2013 Mashalah, Gabadha samirkeeda ayaa iga yaabiyay....Ilaahay baa wax ka khayr badan ugu doorin doona. Samirku waa jugta hore. cudurada dhimirka ayaa dadkii ragaadiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted October 2, 2013 AUN. Waa dhacdo aad murugo u leh. Hooyadu waxay leedahay wuxuu ahaa nin/aabe fiican, laakiin nolosha ilbiriqsi beey isku bedeli kartaa marka maxaa ku kallifay inuu caruurtiisa dilo, xiriirka iyo kala tagga labaduba u dhexeeye ka sokow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted October 2, 2013 subhanalah. i hear he was jealous oo masayr aya qaday. i heard his wife may have married or planning to marry someone else after they divorced recently. he is sick person but didn't get necessary medical care. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 3, 2013 Markaa maalin hore arkay the title of this tragic dhacdo waxaaba igu soo dhacday dhaqankii Reer Galbeedka Soomaaliya geeyeen miyaa aniga oonan waliba sii aqrinin dhacdadaan. Waaba kanaa ninkaan Kanada ka yimid la leeyahay, dhaqankii xumaa kala tagay meeshaan. Rabi ha u raxmado barbaarta yar yar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 3, 2013 ^Canada ma dhaqan caruurta la gowraco aa ka jira? Calling this wicked act as a "dhaqan" is just plain wrong. Alle ha u fududeeyo hooyada dhibtan soo gaartay, caruurtana naxariis Rabbi. Quote Share this post Link to post Share on other sites