xiinfaniin Posted October 1, 2013 Xagee kuugu dambeysay gudoomiyihii gobolka Shabeelada Hoose? October 1, 2013 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Gudoomiyihii Gobolka Shabeelada Hoose Cabdiqaadir Siidi oo kamid ahaa xubnihii wafdigii ka socday DFS ee lagu marti qaaday shirkii New deal ee Brussels uusan dalkii Somalia dib ugu laabanin walina uu ku sugan yahay Yurub. Hadii warkani uu dhab noqdo wuxuu masuulkani noqon doonaa masuulkii ugu horeeyay ee soomaaliyeed oo isagoo gudoomiye gobol ah iska dhiiba wadan shisheeye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 1, 2013 Opportunity has nocked the doors of Lower Shabeele Governor, as the conference ended , rumor has it that he was whisked away Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted October 1, 2013 rumor has it the 70 something entourage that travelled with qoslaye, only 6 came back including him. brussels waxay la ciirciiraaysaa HAG isdhiibeyaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted October 2, 2013 Mooge;980191 wrote: rumor has it the 70 something entourage that travelled with qoslaye, only 6 came back including him. brussels waxay la ciirciiraaysaa HAG isdhiibeyaal. Wuu ku soo dhalay baa la yidhaa....70 buu Xasan ku soo dhalay Brussels... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted October 2, 2013 xiinfaniin;980184 wrote: Xagee kuugu dambeysay gudoomiyihii gobolka Shabeelada Hoose? October 1, 2013 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Gudoomiyihii Gobolka Shabeelada Hoose Cabdiqaadir Siidi oo kamid ahaa xubnihii wafdigii ka socday DFS ee lagu marti qaaday shirkii New deal ee Brussels uusan dalkii Somalia dib ugu laabanin walina uu ku sugan yahay Yurub. Hadii warkani uu dhab noqdo wuxuu masuulkani noqon doonaa masuulkii ugu horeeyay ee soomaaliyeed oo isagoo gudoomiye gobol ah iska dhiiba wadan shisheeye. Waxaa laga yaabaa inuu markii hore halkaas u aaday ulajeedo tahriib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 3, 2013 CABDUQAADIR SIIDI OO BEENIYEY INUU YURUB ISKA DHIIBEY OO QAXOOTI NOQDEY Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose C/Qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa ka hadlay Warar ay Saxaafada Soomaalida baahiyeen oo ku aadanaa in uu iska dhiibay mid kamid ah Dalalka Yurub kadib markii uu ka goostay Wafdigii Dowlada ee ka qeyb galay Shirkii lagu qabtay Dalka Biljimka. C/Qaadir Siidii oo xiligan kusugan Dalka Jarmalka ayaa xusay in ay been abuur tahay in uu baxsaday uuna Yurub iska dhiibay waxa uuna taa badalkeeda sheegay in xiligan uu joogo Dalka Jarmalka uuna u joogo howlo caafimaad. Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose ayaa xusay in Madaxda Dowlada Federaalka ay fasaxeen kuna wargaliyay in uu howlo caafimaad ka rabo Yurub dhawaana uu kusoo laaban doono Dalka sida uu xusay. C/Qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sidoo kale sheegay in uu la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Gobolka Sh/Hoose ee kusugan Dalalka Norwey , Sweden iyo Denmark waxa uuna sheegay in Wararka laga baahiyay ay yihiin kuwa dano siyaasadeed laga leeyahay. Hadalka Gudoomiyaha Gobolka h/Hoose kasoo yeeray ayaa imaanaya xili ay soo baxeen in C/Qaadir Siidii uu ka haray Wafdigii Dowlada ee ka qeyb galay Shirkii ka dhacay Dalka Biljimka taa oo keentay shaki ku aadan halka uu jaan iyo cirib dhigay Siidi. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fresh2Death Posted October 3, 2013 Loool. I bet you he did it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Deeq Posted October 6, 2013 By far, the guy deserves a movie biopic. When I heard this, I could not stop laughing. A legend, a cult hero. To just disappear from a huge conference for your nation and claim asylum? fcuking Awesome! He did what he had to do, iis dhiib. (In Advance: I do not have any clan, gobol or other affiliate with the guy) Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted October 6, 2013 Smart warlord, when you stole atleast $20,000,000 and you know the country is not going the way you want to, then it is time to Run with the stolen Money. Quote Share this post Link to post Share on other sites