Dr_Osman Posted October 1, 2013 Garowe oo laga bilaabay dhismaha wado kale oo laami ah. Garowe(Puntlandi.com):- Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa manta laga bilaabay dhismaha wadadii lamaad ee Laami ah oo xaafadaha magaaladan laga hirgaliyo. Masuuliyiinta Mamulka dawlada hoose ee magaalada Garowe oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golayaasha dawlada Puntland, Waxgarad iyo xubno kaloo ka socday ururada bulshada radiydka ah ee Puntland ayaa dhismaha wadadan ka dhagax dhigay jidka Islaan Maxamad waxaana la qorsheeyay in ay ka bilaabato Barxada weyn ee magaalada ilaa jidka Sodonkana la gaarsiiyo. Duqa degmada Garowe C/casiis Nuur Cilmi Koor oo ka mid ahaa Masuuliyiintii dhagax dhiga wadadan ka hadashay ayaa sheegay in dhismaha wadadani uu ku baxayo kharash farabadan oo gaarsiisan $ 188,000 oo doolarka Maraykanka ah islamarkaana ay gaarsiisan tahay dherer ahaan 1,320-mitir. Duqa degmada Garowe wuxuu kaloo sheegay in dhaqaalaha ku baxaya dhismaha wadadani 138-kun oo ka mid ah ay UN-ku bixinayso halka dawladuna ay 10% loo qdondeeyay dhaqalahan in ay bixiso, 5% ay bulshadu bixinayso. Dhismaha wadadani waxaa ku guulaystay sid ay masuuliyiinta dawladu ay sheegeen Shirkadda BACA, waxayna shirkadu sheegtay in dhismaha wadadani ay ku qaadan doonto mudo 2 bilood ah. Bishii March ee sanadkan 2013 ayay ahayd markii si rasmi ah loo bilaabay isticmaalka wadadii ugu horeysay oo laami ah ee xaafadaha Magaalada garowe laga dhiso, tanina waxay noqonaysaa tii labaad ee la bilaabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted October 1, 2013 Plus another 4 paved roads for Bosaso is being planned Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted October 1, 2013 Abbas are you getting desperate again. Check out the bosaso booming thread you will leave in tears with your cuqdad jealousy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted October 1, 2013 Dr_Osman;980144 wrote: Abbas are you getting desperate again. Check out the bosaso booming thread you will leave in tears with your cuqdad jealousy Abti, what cuqdad, what 're you talking about, are you drunk commenting again? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted October 2, 2013 ^ LOL Abbaas, please have patience with our resident Doctor who has formed an aversion to perceived "haters". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted October 2, 2013 Somaliland/Puntland have been talking about building new roads since 2003. We always see the opening ceremonies but never the outcome. What gives Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 2, 2013 this is the second major road built in Garowe according to Kalsan News. good stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Puntlander123 Posted October 3, 2013 Garowe is filled with paved roads its best if we focus our sights on bosaso iyo Galkayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted October 4, 2013 Tillamook;980318 wrote: ^ LOL Abbaas, please have patience with our resident Doctor who has formed an aversion to perceived "haters". I didn't expect that from the Doctor dee, .. thanks for the heads up Quote Share this post Link to post Share on other sites