Classified Posted September 21, 2013 Here is Hassan Shiekh clearly stating that the Federal Government has signed agreements with Puntland, Jubbaland and Ahulu Sunnah Wal Jama (Central States), pretty much one tribe has been fully incorporated and will be submitting their wills to the Federal Government, while the SNM (Somaliland) clans in Wagooyi Galbeed, Togdheer, Sool and Sanaag were treated as a separate entity that does not come under the Federal Government nor the Somali Federal Republic. For those of you that are blindly rejecting the notion that Somaliland's Independence (Referendum) will never happen, I have a bad news for you lol. Somaliland will become a Country within the next 4 years (Between 2013-2017). The agreements Puntland and Jubbaland and Ahulu Sunnah Wal Jama have signed will block any future calls for Independence by Puntlanders and Jubbalanders, once Somaliland is given it's recognition for Statehood. check out @ 3:30. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 21, 2013 Markaad la sheekaysato dadka macquulka ah ee reer waqooyi galbeed way kuu sheegayaan inaysan melena u socon wayna ku daaleen aqoonsigaan alif layl wa layl'ka ah, Waxay kaloo kuu shegayaan inay cid ay af gartaan la'yihiin soo maslaxa u sheega in gacmo wadajir wax ku gooyaan Hadii la aqoonsado aragtidayda... sadex magaalo kuma xanibnaan karaan shacabku xabsina ma rabaan, waxaana suurta gal ah inay saq badhkii ama saqda dhaxe calankii buluugga ahaa tahriib ama qarsoodi ku keenaan koonfutra Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted September 21, 2013 gooni;978661 wrote: Markaad la sheekaysato dadka macquulka ah ee reer waqooyi galbeed way kuu sheegayaan inaysan melena u socon wayna ku daaleen aqoonsigaan alif layl wa layl'ka ah, Waxay kaloo kuu shegayaan inay cid ay af gartaan la'yihiin soo maslaxa u sheega in gacmo wadajir wax ku gooyaan Hadii la aqoonsado aragtidayda... sadex magaalo kuma xanibnaan karaan shacabku xabsina ma rabaan, waxaana suurta gal ah inay saq badhkii ama saqda dhaxe calankii buluugga ahaa tahriib ama qarsoodi ku keenaan koonfutra Marfashkee ayaad kuwaa kula qayishay?? Kolay way jiraan rag markuu bahalku meeshii loogu talagalay taabto xitaa kugu odhanaya boqorada ingiriiska ayaan qabi jiray oon soo furay;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted September 21, 2013 Tallaabo;978674 wrote: Marfashkee ayaad kuwaa kula qayishay?? Kolay way jiraan rag markuu bahalku meeshii loogu talagalay taabto xitaa kugu odhanaya boqorada ingiriiska ayaan qabi jiray oon soo furay;) Dee o soo furay...waxay ahayd queen Victoria. Hahaha Quote Share this post Link to post Share on other sites