Cambuulo iyo bun Posted September 16, 2013 Markii uu hadlka meel dhexe-marinayo Wasiirka ayaa sidii Dameerkii waxaa hal mar qeyliyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Guulwade-Tarzan oo qeyladiisii ay ka argagaxeen Dadkii quraacanayay,waxaana hal mar la wada fiiriyayn ninka weyn ee ku qeylinaya(Why EU like only Puntland We are Somali-People not Puntland-People? Markii uu hadalka dhameeyay Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa loo sacbiyay,waxaana hadalka qaatay Wasiir Erik Solheim oo Norway ka socday,isagoo raali-gelin ka siiyay Wasiirka Caafimaadka ee Puntland,ninkii isku dayay inuu qal-qal geliyo hadalkiisa,waxaana uu amaan u soo jeediyay Maamulka Puntland inay ka horumarsan-yihiin Soomaalidda inteeda kale,iyadoo hadalka Wasiirka Norway uu ku raacay Wasiirka Maaliyadda Dalka Seiralione Nagutta oo isaga raali-gelin ka bixiyay Guulwadihii sida Dameerka u qeyliyay ee isku dayay inuu tashwiish ku furo hadaladii xikmada lahaa ee Wasiirka Caafimaadka ee puntland ku hadlayay. 'Been hadiis sheegeysid been dacas qabta lee la sheegaa' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hobbesian_Brute Posted September 16, 2013 sidii Dameerkii ?? really, some PL'ers need to get psychiatric treatment for their HAG-phobia. akhas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted September 17, 2013 Wallaahi i watched this breakfast meeting life while Mr Tarsan ciyey, and yes he was humiliated by the Norwegian Minister who said show respect and let the minister finish his talk. Royal Tv was broadcasting life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted September 17, 2013 show me the video or it didnt happen.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 19, 2013 Cambuulo just like cadnaan1 must be in a shock ---puntlandi reporting is really amazing :D Quote Share this post Link to post Share on other sites