ANWAR Posted September 13, 2013 this reporter is a rising star Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted September 13, 2013 *ANWAR*;977462 wrote: this reporter is a rising star +1 what amazes me is the amount of research input he made before the interview, the constructive way of questioning, the no nonsense of fact finding eye contact. this guy makes any hard Somali politician worry, fear and sweat. A.Karim Ali Kaar is the best Somali journalist i have witnessed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 14, 2013 Wariye ninkaan la mid Soomaali waa iiga koow. Jawaari, Galeyr iyo Samatarkaan dhidid uu ka keenay. Madaxweynaha, wasiirka koowaad iyo wasiirada arrimaha dibadda ka sugaa in uu soo wareysto, dhididkoodana kasoo daayo. Laakiin uma maleynaayi inay u ogolaan doonaan. Waa laga cabsanaa hadda ka dib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted September 16, 2013 ^ Cidii baqdaa waa la shaacin marka lagu shaaciyana kaba daran marka aad waraysiga u fadhido waayo ugu yaraan eedeymaha qaar baad iska difaaci kartaa marka lagu wareysanayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 16, 2013 Dalka Biljam uu ku suganyahay oo kuwii madaxda Soomaaliya sheeganaaye wada joogaan. Taloow yuu soo wareysan doonaa markaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted September 16, 2013 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;977786 wrote: Dalka Biljam uu ku suganyahay oo kuwii madaxda Soomaaliya sheeganaaye wada joogaan. Taloow yuu soo wareysan doonaa markaan. there is no way this guy can get permission to get close to qoslaye, saacid or faroole, there is a possibility maybe he will have Axmed Madoobe, I can see the old sheikh being grilled about his past and present principles. Quote Share this post Link to post Share on other sites