Dr_Osman Posted September 13, 2013 Puntland oo si gaar ah loogu casumay shirka Brussels 13 Sep 13, 2013 - 2:06:25 AM Dowladda Puntland ayaa wafdi heer sare ah uga qaybgalayaa shirka ka dhacaya 16 September, magaalada Brussels ee xarunta Belgium ka dib markii ay ka heshay Midowga Yurub caasumaad gaar ah. 25 July, 2013 ka dib booqashada Wafdi EU ka socday Garowe ayaa madaxweyne Farole shaaciyay in Puntland diyaar u tahay ka qaybgalka shirka New-Deal hadii ay magaceeda ku tageyso. Warar hoose oo Garowe Online heshay ayaa sheegaya in EU si toos ah Casumaad ugu fidiyeen Puntland inay la tagto shirka wafdigeeda iyo ajandaheeda gaarka ah. Guddi ka kooban wasiiro iyo khuburo oo dhowaanahan ku hawlanaa diyaarintana qorshaha sy Puntland hordhigi doonto madaxda EU oo ugu horeeyo barnaamijka horumarined ee hiigsiga shanta sanno ee soo socota. Khilaaf ayaa in mudo ah ka dhex jiray Puntland iyo DF Somalia kaasi oo Dastuurku sal u yahay, waxana 05 Aug, 2013 xiriirka Puntland u jartay Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa haatan ku sugan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka kaasi oo shalay ku soo gabogaboobay shirweynaha saddexaad ee la-dagaalanka burcad badeeda. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted September 13, 2013 Does this mean no more protest outside in the cold in Brusell ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted September 13, 2013 Mali, The Puntland Government will present it;s own agenda at the new deal conference centring around the 5 year plan for the state. Representative of Puntland will speak on behalf of Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted September 13, 2013 Galkacyo, 20, Augst, 2013…..Shir looga hadlaayo Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) ayaa ka furmay magaaladda Galkacyo, barnaamijkan oo ah wada-tashi ayaa socon donaa labo maalmood , waxaana shirka furay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Maaliyadda Qorsheynta mudane Abukar Sheikh Cabdi Ibrahim oo hormuud u ahaa waftigii dowladdu u xilsaartay New Deal-ka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid). Waxaa sidoo kale shirka ka soo qeyb galay dhamaan ururada bulshada rayidka ah sida dumarka, odayaasha, dhalinyarada, iyo ardayda Jamaacadaha, waxeyna ka doodeen doorka kaga aadan shirka Brussels ee dhici doona bartamaha bisha sebteembar si ay ugu biiriyaan talooyin ayna dhagaystaan dowladda federaalka Soomaaliya oo beryahaan waday la tashiyo ku aadan shirkaas si looga wada qeyb-qaato fekirka ay dowlada ku tageyso. Wasiirka Maaliyadda DFS ayaa ka warbixiey argtida fog ee ay dowladdu ka leedahay qorsha Higsiga Cusub (New Deal) ee ku wajahan mustaqbalka Soomaaliya “Shirkaas ayaa lagu soo bandhigi doonaa qorshaha dowalddu diyaarisay ee New Deal-ka oo ka turjumaya baahiyaha kala duwan ee ka jira dalka Soomaaliya, waana qorshe soconaya mudo sadex sano ah, nidaamkaan waa hab dhaqan cusb oo ka dhaqan galay wadamo ka soo kabanaya colaado sida Soomaaliya. Waxaana laga hirgaliyey markii ugu horaysay todoba wadan, iyadoo iminka ay ka fa’idaysanayaan sagaal iyo toban wadan oo Soomaaliya ku jirto” Ayuuyiri Wasiirku. Madaxweynaha Maamulka Galmud ayaa sheegay inaysan suurta gal ahayn in la hirgaliyo Higsiga Cusub ( New Deal) hadii caalamku aysan qaadan kaalintooda kaga aadan dib-u-dhiska iyo nabad ku soo dabaalida dalka. “Waxaa fure u ah hirgalinta Higsiga Cusub (New Deal) xoojinta amniga iyo walaaleynta shacabka Soomaaliyeed waana arrin u baahan in had iyo jeer lagu baraarugsanaado, waxayna masuuuliyadeedu saarantahay ummadda Soomaaliyeed. Waxaa taas xiga in la helo dhaqaale lagu sugo amaanka laguna taageero maamulada gobolada, xoojinta amniga iyo dib-u-heshiisiinta ummada wada dagta gobollada” ayuu yiri Cabdi Qaybdiid. Caalamka ayaa looga fadhiyaa in ay dowladda iyo shacabkeeda ku taageeraan baahiyahooda sida ay u kala mudan yihiin, waxaana hubaal ah in maanta Soomaaliya leedahay dowlad rasmi waana taas sababta loo sameeyey qorshaha “News Deal”. —DHAMAAD— A joint workshop was held in Galkacyo between Puntland - Galmudug- And SFG Barnaamijka Higsashada Cusub (New Deal) Puntland was always invited to Brussel Nothing new other administration are also invited Galmudug - jubba admin- Hiiraan and so on . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted September 13, 2013 Dr. Osman, how many soldiers does Puntland have? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted September 13, 2013 Classified;977330 wrote: Dr. Osman, how many soldiers does Puntland have? It's classified?...........:-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted September 13, 2013 ^^ Good one Odey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted September 13, 2013 Odey;977331 wrote: It's classified?...........:-) Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted September 14, 2013 malistar2012;977293 wrote: Does this mean no more protest outside in the cold in Brusell ? You missed the point, President reduced to one of the factions attending foreign meeting for Somalia aid, that is where Qoslaaye and Gang failed the country and the people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted September 14, 2013 Bluelicious;977340 wrote: ^^ Good one Odey :-) Quote Share this post Link to post Share on other sites