Dr_Osman Posted September 6, 2013 22-Sanno kadib maxaa iska badaley muuqalka magaaladda Gaalkacyo [Daawo Sawirro] Comments (0) | Write Comment Gaalkacyo[RBC Radio]Tan iyo bur-burkii dalka magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxay ka mid ahayd magaaloyinka dalka kuyaala ee sameenayey horumarka bilacdda dhisme. Gaalkacyo waxay qeyb ka tahay magaalooyinka dalka kuyaala kuwado ugu dhismaha qurxoon,waxana jira inay in dhahaaga soo jidanayaan qabka dhismo ee magaaladda. Waxaa soo baddanayey muddadan danbe dhismayaasha dhaadher ee laga dhisayo magaaladda Gaalkacyo,waxana ku muqaneysa markad magaaladda jogtid hab dhismeedka aqaladda ku yaala guddaha magaaladda markad aragtid hotelada,goobaha ganacsiga iyo qeybaha kale ee ay daganyihiin bulshada waxay ka duwan yihiin dhismayaal baddan oo ku yaala magaaloyinka waa weyn ee Soomaaliya. Haddaba shabacakada Raxanreeb.com oo had iyo goorba bulshada Soomaaliyed usoo gudbisa xaaladda ka jirta guddaha dalka ayaa waxay aqristayaasheda sharafta leh usoo bandhigeysa waxa iska badaley 22-sanno dhismayaasha magaaladda Gaalkacyo. Hoos ka daawo Sawiro ay Raxanreeb.com idin kaga soo qadey Gaalkacyo,waxana soo diyaariyey wariyaha shacakada Raxanreeb.com ee Gaalkacyo Iimaan Maxamed Jaamac. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted September 6, 2013 Puntland is seriously punching on and making sure it's got 3 well developed cities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted September 6, 2013 Horta ninyahoo maskax yaridaa. Adduunyadaadii oo dhan waxaad ku soo koobtay Puntland. Adeer, adduunyadu 4 tuulo oo aan xitaa musqulo lahayn (including afarta xabbee Somaliland ku yaal oo aan anigu ka soo jeedo) oo lagu faano waa ka wayntahay kana amuuro balaadhantahay ee cidhiidhiga iska daa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted September 6, 2013 What you mean afar tuulo? adeer puntland is building all of it's cities. If we combined all that and did what the HAG boys do and invest in say Bosaso would you call it a tuulo then? BTW wait for the UNFPA census we will see exactly where its a tuulo or not. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted September 6, 2013 Dr_Osman;976316 wrote: What you mean afar tuulo? adeer puntland is building all of it's cities. If we combined all that and did what the HAG boys do and invest in say Bosaso would you call it a tuulo then? BTW wait for the UNFPA census we will see exactly where its a tuulo or not. Kor baan ka hadlayay, ayaandarrose meel hoosaad wax ka eegaysa. Waar Punlandtan iyo Somalilandtan la sheego waxba kama jiraan. Somalia wax layidhaahdaana majirto.Ee haddaad ku faraxsantahay the status quo iska baashaal saaxiib. They say ignorance is bliss, reality-gu se waa qadhaadh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 6, 2013 lol@Wadani ha isdaalin duqa. Ditoore. We love Galkacayo:-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted September 6, 2013 "Well developed city" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted September 6, 2013 Mullah you won't cause beef between the Sahal fam we are united. Puntland and Jigjigga Kismaayo are working well together and united for jubbaland iniatitive so nice try. It's obvious your either Mogadishu or Hargaysa because you find the state to be a threat and is superceding the whole nation. Wadani this what is in store for Puntland. 1. Bulal Cement Plant. $35 Million project. 17 month construction 2. Gas Manufacturing Plant 3. Bosaso Airport Runway Tender For Paving 4. 5 police stations being rehabiliated across the state 5. 3-4 Schools being build around the state 6. Roads constructions across the state 7. New Garowe Hospital Oh yeah we just had 135 students graduate who will be providing the necessary human capital for the state Plus more in Addis Now thats qaraar adeer. It's obvious you are very upset that Puntland is moving forward because you simply don't want to see this region leading in anything. We will be leading by GOD and we haven't even started because you know what most of Puntlanders real big guns and business men are not even investing hard and when they do you will see the state go into 5 speed over-drive mode. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted September 6, 2013 Che -Guevara;976319 wrote: lol@Wadani ha isdaalin duqa. Ditoore. We love Galkacayo:-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted September 6, 2013 I got a warning man, they're trying to ban me for Qabeelism. I have to prove them I'm not. lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted September 6, 2013 Mad_Mullah;976328 wrote: I got a warning man, they're trying to ban me for Qabeelism. I have to prove them I'm not. lol. You need to avoid provoking Qabiilism. (keep it to yourself) Waa iga talo if the warning is serious and don't want to leave SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted September 7, 2013 I never insult a tribe, I do criticize groups like the HAG group and even OG groups. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted September 7, 2013 ^ i got it .. take the time to go through this article and also read the tips and warnings (or you may search similar article on the net) How to Criticize Constructively Quote Share this post Link to post Share on other sites