Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 6, 2013 Baasabuur was a legendary one-man rebel with(out) a cause against dowladii Kacaanka in early '80s. Sheekooyinkiisa ciyaalka ayaa lagu seexin jiray cabsi dartooda, some aad iyo aad loo buun buuniye. Taariiq wacan lagama haayo, however. Waxa laga wariyo ama laga sheekeeyo waa legends only. His base was gobolka Baay, gaar ahaan agagaarka Diinsoor, Qansaxdheere and Baardheere triangle. He fought dagaalkii '77 ee dib u xoreyntii Soomaali Galbeed. He was among those specially trained ones. Like Rambo in the first movie, he starts an all-war against the authorities using the techniques the government trainers taught him. What triggered this, no body knows. One such legend was that he wore his shoes faced the opposite directions, to mislead the government trackers who followed his foot prints. He was kind to those who came across him and helped him, but to those villages who reported him, he used to come back and burn their villages, even slicing their tongues to those he specifically suspected reporting him, according to one of the legends. Anybody else maqlay ninkaan iyo sheekooyinkiisa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted September 6, 2013 Ninkaas aad tilmaamtay Waan maqli jiray magaciisana waxaa loo yaqiinay Gor-Gor laakin wuxuu ahaa shufto dadka wadada ku dhibay. Wuxuu ahaa askari baxsad ah sidaan ku maqlay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 6, 2013 This man after being chased and chased, he escaped to Kenya, but started and joined the Shifta wars there against Kenya, where until 1987kii, he was among 4 whom a Kenyan Military helicopter bombarded from a close proximity inside NFD, close to the Somali border. The descriptions I have from him as was told dadkii aasey and other living one's: - He was short - Weershe, nobody can tel whether he is looking at you or the other side, one of his tactics bey aheyd being weershe to deceive the enemy - He had 4 wives, and he never slept anyone of them due to his busy schedule, meher bey ugu wada xirnaayeen - Lastly, he had tima dhaadheer, not afro like but kuwa garbihiisa ka raaraco shabkax-shabkax dhahayo markuu socdo hareeraha u dhacayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 8, 2013 Nuunka, jiniyadii maa kaaga soo waramay arrimahaas. Aadanaha Soomaaliyeed wali ma ogee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 8, 2013 MMA, adi waxaan sheego dhan Jinni lee ku tilmaantaa camal, waa inaad kala saartaa waxa jinniga ah iyo waxa insiga ah een dhaho, mise wey iskaga kaa dhafmeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites