Dr_Osman Posted August 30, 2013 Safarka Madaxweynaha PL ku joogo dalka Kenya 30 Aug 30, 2013 - 1:41:17 AM Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo booqasho ku jooga wadanka Kenya ayaa kulamo la yeeshay wakiilada beesha caalamka ka jooga magaalada Nairobi. Mudane Farole oo inta uusan ka tagin magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa casumaad gaar ah ka helay wasiir ku xigeenka arrimaha dibada dalka Talyaaniga iyo safiirka Talyaaniga u fadhiya Somalia kuwaasoo kulan kula qaatey magaalda Nairobi. Kulankaan ayaa sida wararka ku heleyso GO diirada saarayey mashariicda dowlada Talyaaniga ka wado Puntland gaar ahaan dhismaha garoonka dyaarda Bosaso kaasoo dhowaan la filayo inuu bilowdo. Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland ayaa kulan baalaran la yeeshay 25 safiir oo ka socda wadamada Yurub iyo EU kuwaasoo kala hadley arrimaha Somalia gaar ahaan qaabka dowlada Puntland uga qayb galeyso shirka la filayo inuu Brussels ka dhaco Sept, 2013. Wadamada Yurub iyo beesha caalamka ayaa aaminsan in kulanka la filayo inuu Brussels ka dhaco bisha soo socota uusan macno badan yeelan doonin madaama ay ka maqan yihiin Puntland iyo Somaliland. Dowlada Puntland ayaa horey uga dalbatey midowga Yurub in kulankaan ka qayb galeyso oo kaliya iyadoo ka madax banaan waftiga dowlada Muqdishu oo tagi doona Brussels madaama aan weli xal loo helin faragalinta DFS ku sameysay Dasturka Somalia" Halkan ka akhri mowqifka Puntland." Madaxweyne Farole oo weli ku jira kulamada uu la leeyahay wakiilada wadamada reer Galbeedka ee ku sugan Nairobi ayaa la filayaa sidoo kale inuu booqasho ku kala bixiyo wadamada Ethiopia iyo Jabuti kuwaasoo xiriir dhow la leh Puntland. Yeah What Carafat Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted August 30, 2013 What did they told him. Stay away from Juba and don't disturb Adis agreement Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted August 30, 2013 There's an Arab saying that goes people create their own Pharaohs/dictators. I can see what they meant. Quote Share this post Link to post Share on other sites