Carafaat Posted August 30, 2013 Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay muddo ka badan hal todobaad oo ay ku joogtay wadanka China iyada iyo wafdi ay hogaamineysay oo ay ka mid ahaayeen Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mahdi Maxamuud Cali iyo Wasiir kuxigeenka howlaha guud ,dib u dhiska ,gaadiidka badda,dekedaha iyo tamarta Nadiifa Maxamed Cismaan ,ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in dowladda China ay la soo saxiixatay heshiis dhinacyo badan taabanaya , kaasoo ay qeyb yihiin dib u dhiska wadada xiriirisa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Burco, garoonka weyn ee Stadiom Muqdisho,Isbitaalka Banaadir, Tiyaatarka iyo goobo kale H.E. Fawzia Yusuf H.Adam, oo Shir jaraa’id ku qabatay Airport-ka Aden Abdulle ee Muqdisho ayaa sheegtay in dowladaha Soomaaliya iyo China uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah oo soo taxnaa muddo 1000 sano ah , iyadoo Soomaaliya ay uga horeysay wadamada bariga Afrika ee xiriir diblomaasiyadeed la sameeya China ,iyadoo la xasuusan yahay in Soomaaliya ay u ololeysay ,una codeysay China si ay u hesho xubinimada joogtada ee golaha amniga . Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo si heer sare loogu soo kala dhoweeyay Magaalada ganacsiga ah ee Shanghai,gobolka Inner Mongolia iyo Caasimadda China , ayaa waxa ay mudadii halkaasi ay joogtay ay la kala kulantay Mas’uuliyiin kala duwan oo uu ka mid yahay Ra’iisul wasaare kuxigeenka China Wang Yang ,Wasiirka Arrimaha Dibadda Wang Yi iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda dhexe ee dalkaas. Mar Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga la weydiiyay kaalinta Wasaaraddu ay ka qaadaneyso soo siideynta Soomaalida dibadaha ku xiran , ayaa waxa ay tiri “ Wasaaradeydu waxa ay ku howlan tahay, kalana hadashay dowlaha ay ku xiran yihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed , sida Maldives , Seychelles , Kenya , Ethiopia, Yemen , Libya,India iyo wadamo kale ,si loo siiyo xuquuqdooda sharci , lana suura-geliyo siideysmadooda, waxaa naga go’aan ah ilaalinta sumcadda iyo xuquuqda muwaadinka Soomaaliyeed ee dibadda ku nool”. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 30, 2013 What route will it take, from Burco to Gaalkacyo through Somali Galbeed and around into Baraxley, am I correct? :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 30, 2013 But honestly, what's the reason for connecting the most backward towns of them all, is trade flourishing there, as far as I am aware there is not much activity in that route, business wise, am I wrong? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 30, 2013 ^^^ loool. if she could have it, she would prefer the somaligalbeed route ninyoow instead of the right way which is through garoowe. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted August 30, 2013 Mooge;975539 wrote: ^^^ loool. if she could have it, she would prefer the somaligalbeed route ninyoow instead of the right way which is through garoowe. lol Why would she prefer that? It doesn't make any sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 30, 2013 Homunculus;975541 wrote: Why would she prefer that? It doesn't make any sense. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted August 30, 2013 What was the point of hiring her if she couldn't even take the road all the way to Hargeisa? I guess she prefers that Somalia ends at Galgacyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 31, 2013 Homunculus;975541 wrote: Why would she prefer that? It doesn't make any sense. because she is hardcore HAGist, Qoslayist. lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted August 31, 2013 SFG signed deal with Somaliland and Puntland to share aid and development .......... why is everyone making a fuzz about this news. Gaalkacyo iyo Burco, garoonka weyn ee Stadiom Muqdisho,Isbitaalka Banaadir, Tiyaatarka These Project where Chines to begin with nothing new . Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam Well done congrats to Lady Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted August 31, 2013 ^^^^ Link north and south Galkacyo and remove the division if you are genuine about Somalinimo and being a government. The green line. Make Galkacyo one united city. Forget the road to Burco it won't happen. If we discover oil we can build one of these on the Somaliland Somalia border. With mines and dog patrols. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted August 31, 2013 ^ IF we discover oil. lol. That's how they plan for the future. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 31, 2013 Mooge;975539 wrote: ^^^ loool. if she could have it, she would prefer the somaligalbeed route ninyoow instead of the right way which is through garoowe. lol Reer Puntland joojiya mucaaridnimadan raaqiska ah. The current road from Burco, Lascanood to Galkacyo will be rebuild. Who could possibly be against that? Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted August 31, 2013 Mad_Mullah;975617 wrote: ^ IF we discover oil. lol. That's how they plan for the future. Speak for yourself Saxib. We are doing fine just using our wit and ba))s its a shame I can't say the same for your enclave. No allies. No resources, no people, no democracy, not even ba))s Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 31, 2013 Carafaat;975645 wrote: Reer Puntland joojiya mucaaridnimadan raaqiska ah. The current road from Burco, Lascanood to Galkacyo will be rebuild. Who could possibly be against that? It seems Gaaroodi and other Landers on the internet are against it. Why would you refuse something that benefits you and your people? Yeah you can say you're an independent country and what not, but until you get international recognition you will have to share the international aid with Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted August 31, 2013 I have traveled on that road from Burco to just past Laas Anod and it is one of the best roads in Somaliland- it does not need building- it is damaged in two areas and I hear since my visit, it has been restored/ fixed- although it would need a bridge there because it is flood path. Nice road- Somaliland priority should be the death trap that is Berbera-HArgeisa which sees more traffic as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites