Carafaat Posted August 30, 2013 Oday Xaad is angry about the Jubba agreement. Another spoiler opposing compromise between Somalis. Odey Xaad Oo Afka Furtey, Diideyna Shirkii Iyadoo Labo maalmood ay ka soo wareegatay heshiiskii ay DF iyo Jubaland ku gaareen magaalada Addis Ababa ayaa markiiba odayaasha sheegta inay yihiin odayaasha dhaqanka ****** ayaa ka soo horjeestay heshiiskii Addis. Oday Xaad ayaa wareysi siiyay warbaahinta gudaha wuxuu ku sheegay in heshiiskii DF iyo maamulka Jubaland ee u hogaamiyo madaxweyne Axmed Madoobe inay ka soo horjeedaan, islamarkaana ay DF kula talinayaan inay ka laabtaan heshiiskaas. ] Maaha markii ugu horreeysay ay odayaasha ku qaraabta magaca beesha ****** inay ka soo horjeestaan in dalka uu ka hirgalo nidaamka Federaalka oo shacabka soomaliyeed sameystaan maamul goboleed. arintan ayaa waxay noqotay mid caado ah in mar walba ay ka hadlaan odayaal sheegta magac qabiil oo aan cidna matalin. Arrimahaan ayaa ilaa hadda aysan ka hadlin masuuliyiinta ugu sarreeysa DF sababta ay mar walba odayshaan ku adeegta magaca beesha ****** ay u hurinayaan colaadda iyo isku dirka umadda soomaliyeed. Halkan hoose ka Dhageyso . http://allssc.com/dhageyso-odey-xaad/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 30, 2013 Who cares about xaad? And what can he possibly do to stop this agreement? Lmao Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted August 30, 2013 Xaad needs to be silenced the man is alshabaab sympathizer .... Why does he not talk about Ceelbuur his hometown being raped by alshabab, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 30, 2013 ^His hometown is Xamar Cadeey. Dayniile is his goof and it is free of Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 30, 2013 Here's another mad dog barking away. These fools need to be tranquilised. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 30, 2013 The Zack;975476 wrote: ^His hometown is Xamar Cadeey. Dayniile is his goof and it is free of Shabaab. Xaad is from Ceelbuur. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 30, 2013 I am from Godey but that is besides the point. I am a Juba Admin citizen His people are in Dayniile. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 30, 2013 LOOL weren't you claiming to be from Badhaadhe mar dhowayd. I knew you where a somali galbeedian you got that madax adeeyg. True his folks reside in Dayniile we gave them that land, but ceelbuur is his hometown same way my Hometown is Xarardheere Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 30, 2013 Lol so you are not from Xamar either haha ha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 30, 2013 Lol xamar is My ancestral lands jilib wise but My fam ended up in mudug 200 yrs ago Quote Share this post Link to post Share on other sites