Sign in to follow this  
Carafaat

Faroole opposes the Jubba agreement

Recommended Posts

Carafaat   

Somali govt undermining federal plan - regional leader

 

http://hiiraan.com/news4/2013/Aug/40898/somali_govt_undermining_federal_plan_regional_leader.aspx

 

DRAZEN JORGIC AND EDMUND BLAIR

Thursday, August 29, 2013

 

NAIROBI (Reuters) - The president of Somalia's semi-autonomous Puntland region said the central government was undermining plans to create a federal system and that he would develop potential oil resources in his area even without a revenue-sharing deal with Mogadishu.

 

Abdirahman Mohamud Farole's remarks in a Reuters interview show the deep national divisions and the huge task facing the Mogadishu government as it seeks to unite the nation with devolved powers after two decades of war and clan rivalry.

 

Mogadishu has promised to share power and resources in the poor Horn of Africa state, but distrust of central government still threatens fragile security gains of the past two years, highlighted when Puntland broke off ties this month.

 

"Mogadishu has undermined the federal system," said Farole, 68, who spent four years in Australia in the 1990s and then secured the presidency of Puntland in northern Somalia in 2009.

 

"They want the highly centralised government of the (Mohamed) Siad Barre model, where Mogadishu is the centre," he said late on Wednesday, referring to the dictator toppled when war erupted in the early 1990s and splintered the nation into a patchwork of fiefdoms run by warlords and then Islamist militants.

 

The president of Puntland, which has managed to create a semblance of order in its territory, said it would assert autonomy by exploiting oil resources believed to lie within its borders.

 

Farole said the current constitution forbids Mogadishu from awarding oil contracts to foreign firms across the nation while it is still negotiating how future oil revenues will be shared with the regions.

 

Oil companies that did strike a deal with Mogadishu and tried to work in Puntland would be prevented, he said. "We will physically stop them," he said, without giving details.

 

SHARING THE PROCEEDS

 

However, Farole said Canadian explorer Africa Oil and Australian firm Range Resources would continue drilling for oil in Puntland during talks with Mogadishu, which he said could benefit from future proceeds.

 

"When we brought Africa Oil to Puntland, I publicly announced that this (oil) is not only for Puntland," said Farole, one of the early advocates for a federal Somali state.

 

Some diplomats say Farole's stance, including the decision to break ties with Mogadishu over accusations the government was failing to share power, is aimed at drumming up support before a regional election next year.

 

The central government insists it is committed to federalism but says it needs time because of years of chaos. Continued attacks by Islamist militants, notably in Mogadishu, still threaten a return to the disorder that shattered Somalia.

 

In a move diplomats said could help build devolved government, Mogadishu on Wednesday recognised a former Islamist commander as the interim leader of the southern Jubaland region and reached a deal over administration of a lucrative port.

 

But Farole dismissed the deal, saying he saw little sign of Mogadishu giving ground to allow the regions more autonomy.

 

"They want to create and did create a conflict in Jubaland to demonstrate to the outside world that this model doesn't work because the people will fight against each other," Farole said.

 

Puntland is due to hold a presidential election in January, but Farole said plans to let citizens vote directly had been blocked by former politicians with strong power bases.

 

In an effort to prevent bloodshed, Farole said he had agreed to repeat the old electoral process whereby members of parliament selected by their communities go on to elect a Puntland leader in a secret ballot, a process that mirrors how Somali President Hassan Sheikh Mohamud was picked in Mogadishu.

 

(Editing by Richard Lough and Dale Hudson)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Faroole considered as spoiler and refused entry to Addis Abbeba.

 

WAR DEG DEG: Faroole” Oo Lagu Xidhay Garoonka Adis, Warysi Afhayeen (Maqal)

 

Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa galabta in lagu xanibay garoonka Bole International ee magaalada Addis Ababa xili uu kasoo dagayay Madaxwayne C/rixmaan faroole.

 

HALKAN KA DHEGAYSO COD

 

Wararka ayaa sheegaya Madaxwaynaha inuu doonayay shirkii galabta ay ku kala saxiixdeen Addis Ababa Maamulka KMG ah ee Jubba iyo Dowladda federaalka Soomaaliya inuu ka qayb galo waxaana arintaasi shaki ka muujiyay Dowladda Ethiopia iyo Ergada beesha Caalamka kuwaasoo ka cabsi qaba hadii uu Faroole shirka kasoo qayb galo labada dhinac inuu khilaaaf horleh soo kala dhex galo maadaama xiriirka maamulka faroole iyo dowladda Soomaaliya xiliyadii ugu danbeeyay uu sii xumaanayay.

 

Xayiraada Madaxwaynaha Puntland lagu soo rogay ayaa la sheegay inay amreen Wasiirka arimaha dibadda dalka Ethiopia Tedros Adhanom iyo Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Amb Nicholas Kay.

 

Ilaa iyo iminka lama ogo in Xayiraadii laga qaaday madaxwayne Faroole galabta la saaray, waxaana arintaasi xaqiijiyay Afhayeenka Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland, Isagoona Kashifay Arimo Badan oo la Xidhiidha Cabdi Raxmaan Faroole.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

http://www.qurbejoog.com/2013/08/28/dalada-bulshada-rayidka-ee-puntland-oo-madaxweyne-faroole-ku-eedeysay-in-uu-faragelyay-wadahadalada-jubaland-iyo-dawlada-soomaaliya/

Dalada Bulshada Rayidka ee Puntland oo madaxweyne Faroole ku eedeysay in uu faragelyay wadahadalada Jubaland iyo dawlada Soomaaliya

August 28, 2013 | Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay | Posted by: Webmaster

 

Garoowe Aug 28,2013(SDN)-Afhayeenka dalada ururada bulshada rayidka ee Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland in uu farogelin ku hayo wadahadalada Adis Ababa uga socda dawlada Soomaaliya iyo maamulka dhawaanta looga dhawaaqay Kismaayo ee Jubaland.

 

Maamul-Goboleedka Puntland ayaa horaantii Bishan xiriirka u jaray dawlada dhexe ee Soomalaiya oo uu ku eedeeyay in ay ka jebisay Dastuurkii dalka.

 

Afhayeenka Dalada ururada Bulshada ee Puntland Daahir Cumar ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole uu ku qanciyay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe in aanu heshiis la sexeexan dawlada Soomaaliya.

 

Afhayeenka Dalada ururada Bulshada Puntland ayaa sidaa u sheegay Iddaacada Dalsan ee laga dhegeysto degaanada Puntland.

 

Wadahadalada Dawlada Soomaaliya iyo Jubaland ee ka socda Adis Abab ayaa mudo haatan dhawr maamood ah la isku mari la’ayahay sharciyeynta maamulka Jubaland.

 

Maamul-goboleedka Puntland ayaa hore ula saftay dhismaha maamulka Jubaland ee doodaha badani ka taagan yihiin jiritaankiisa.

 

SDN-Garoowe

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

http://nabadnews.net/2013/08/25/dhagayso-faroole-oo-isku-dayaya-inuu-fashiliyo-wadahadalada-ka-soconaya-adis-ababa/

 

DHAGAYSO: Faroole oo isku dayaya inuu fashiliyo Wadahadalada ka soconaya Adis Ababa

 

Xili Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ay ka soconayaan wadahadalada udhaxeeya dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Axmed Madoobe ayaa lasoo sheegayaa in fashilka shirkaas uu ka shaqeynayo Madaxweynaha Puntland Faroole.

 

Waxaa la tilmaamayaa in Madaxwaynaha maamulka Puntland Dr C/rixmaan Sheekh maxamed Maxamuud Faroole uu ka shaqeynayo fashilinta shirka Addis Ababa uga soconaya dhinacyada Soomaalida ee sida wayn iskugu haya siyaasada Jubbooyinka.

 

Faroole ayaa la sheegay inuusan marnaba raali ka ahayn shirkaasi inay kasoo baxaan Qodobo Muhiim oo labada dhinac isku afgartaan.

 

Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka Puntland ayaa ku eedeeyay inuu toos u wacayo Magaalada Addis Ababa, isagoona Axmed Madoobe uu cadaadis ku saarayo inuusan qaadanin wax aysan dani ugu jirin Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

http://www.warsaxan.com/ma-dhabaa-in-madaxweynaha-maamulka-puntland-craxmaan-faroole-loo-diiday-inuu-galo-magaalada-addis-ababa/

Ma dhabaa in Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole loo diiday inuu galo magaalada Addis ababa?

 

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Adis Ababa Ee Dalka Itoobiya Ayaa sheegay In Madax weynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Max’uud faroole shalay loo Diiday In Uu Gudaha U galo Magaaladaasi sidaasina waxaa warbaahinta u sheegay afhayeenka ururada bulshada rayidka ah ee puntland, wadaxweynaha Ayaa la sheegay In Uu ka Amba baxay Dalka Kenya Isla Markaana Markii Uu Ka Dagay Air Port-ka Adis Ababa Ay Is hortageen Ciidamada Amaanka Ee Air Port-ka Kuwaas Oo U sheegay In Aan Loo Ogoleyn In Magaalada Uu Gudaha uu galo.

 

Axmed cumar siyaad oo sheegay inuu yahay afhayeenka ururada bulshada rayid ah ayaa warbaahinta u sheegay in sababta faroole looga celiyey inuu gudaha u galo magaalada addis ababa ay ka dambeeyeen sida uu yiri dowladda itoobiya oo ka baqeysay inuu qas ku sameeyo saxiixa heshiiska ay wada gaareen dowladda soomaaliya iyo maamulka axmed madoobe isagoo xusay inay jiraan qodobo dhowr ah oo ka mid heshiiskaasi inuu ka soo horjeeday Faroole, sidaas owgeed laga baqay in ergada dowladda soomaaliya ay shirka kabaxdo haddii uu soo galo faroole goobta shirka

 

Ma jirto cid xaqiijineysa warka lagu sheegayo in madaxweynaha puntland loo diiday inuu gudaha u galo shalay magaalada addis ababa,isagoo doonayey in inta aan la saxiixin shirkaasi uu kulan la yeesho ergadii ka socotay maamulka axmed madoobe si qaabka ay u dhigan yihiin qodobada qaar wax looga bedelo

 

Xubno katirsan maamulka puntland ayaa iyagu beeniyey warkaasi waxayna sheegeen in madaxweyne faroole uu ku sugan yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya uuna halkaasi kulamo kula lee yahay xubno katirsan beesha caalmka ,islamarkaasna uusan aadin dalka itoobiya sida ay yiraahdeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

http://allboocame.com/?p=21599

 

Madaxweynaha maamulka Puntland C/man Faroole ayaa la sheegay in loo diiday in uu ka qeybgalo shirkii lagu soo gunaanadayay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

 

Madaxweynaha maamulka Puntland C/man Faroole ayaa la sheegay in loo diiday in uu ka qeybgalo shirkii lagu soo gunaanadayay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

 

C/man Faroole ayaa laga celiyay garoonka dayuuradaha ee magaalada Nairobi isagoo doonayay in uu u dhoofo magaalad Addis. Ka joojinta dhoofintaanka ayaa wararka ay tilmaamayaan in ay ka dambeysay codsi ay dowlada federalka u gudbisay dowlada Kenya iyadoo ka cabsi qabtay in uu carqaladeeyo kulankii ka socday magaala madaxda dalka Ethiopia.

 

Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa kulankaasi uu ahaa mid maalmo qaatay oo ay heshiis kula soo gashay maamulkii la magac baxay Jubba Land.

 

Madaxweynaha Puntland C/maan Faroole ayaa gebi ahaanba joojiyay xiriirkii uu la lahaa dowlada federalka kadib markii uu eedeyn u soo jeediyay dowlada inay wax ka bedeshay dastuurka.

 

Xiriirka ka dhexeeya dowlada Federalka iyo maamulka Puntland ayaa tan iyo markii uu jaray xiriirka waxa uu ahaa mid aan wanaagsanayn hase ahaatee dib u dhaca ka soo gaaray C/maan Faroole sidii uu lug ugu yeelan lahaa heshiiska Jubbaland ayaa waxaa ay ka dhigaysaa mid uu hoos u dhac ka soo gaaray kaalintii uu ku lahaa siyaasada Jubbaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faroole Time is coming soon , The man should worry about Puntland turmoil and act like Governor :D. Faroole should forget about jubba like how he has giving up on Lascaanood .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Tillamook, anigu waxan maan so qorin ee website yada ayaa lasoo wada galiyay.

 

Waxaan la yaabanahay odaygu Faroole wuxu uga so horjeedo heshiiskan Jubba, oo Somali oo dhan dan u ah ina la heshiiyo oo xal la raadiyo. Federalism ayaa rabaa iyo gobol kasta fara galin ayaa ku sameeniyaa isma qabtaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Adeer wax caqli gal ah ku hadal. Faroole meel uu uga so horjeestay heshiiskii shalay lagu kala saxiixday lama hayo ee meesha kalatag sheekada raqiiska ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Then he should call for confederacy. That kind of autonomy is harmful to the country, he should work on fixing the national government and increase transparency instead of treating Puntland like a fiefdom.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Tillamook;975377 wrote:
^

Adeer wax caqli gal ah ku hadal. Faroole meel uu uga so horjeestay heshiishkii shalay lagu kala saxiixday lama hayo ee meesha kalatag sheekada raqiiska ah.

Read the Reuters article, published one day after the signing of the Jubba Agreement.

 

Mogadishu on Wednesday recognised a former Islamist commander as the interim leader of the southern Jubaland region and reached a deal over administration of a lucrative port. But Farole dismissed the deal, saying he saw little sign of Mogadishu giving ground to allow the regions more autonomy. "They want to create and did create a conflict in Jubaland to demonstrate to the outside world that this model doesn't work because the people will fight against each other," Farole said.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

So dismissing Culusow's government for not wanting to genuinely implement the agreed upon federal system is the same as being against the deal Jubaland signed yesterday, right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this