Somalia Posted August 28, 2013 Kismaayo (KON) - Shacabka ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa laga soo wariyay in ay ka cabanayaan bur burin ay Kooxda Raaskamboni ay ka wadaan Xaafado ku yaala Magaalada. Shacabka qaar kood waxa ay sheegayaan in ay yihiin dadkii ku dhashay degaanka xiligaan lagu hayo xafadahooda bur burin. Hadafka bur burinta ay kooxdasi habka beel u abaabulan ayaa la sheegay in ay tahay qaar kamid ah xafadaha Kismaayo oo ah kuwo istiraatiiji ah. Dadka degaanka waxa ay leeyihiin”manaqaano hadii xafadaha nagala bur buriyo meel aan aadno”. Maleshiyadasi ayaa iyada iska indha tiraysa dhibaatada shacabka balse waxa ay ku sii kordhinaysa dhibatada ay gaarsinayaan. Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 28, 2013 Can they expand this to the rest of Lower Jubba as well? A lot of people baa mar dhow Galguduud lagu celin :D j/k Quote Share this post Link to post Share on other sites